Isku dad baa nahay,deegaan iyo walaaltinimo baa idinka dhaxeeya.
Niman sharaf iyo Caqli badan baad tihiine.Shisheeye hortiisa ha isku diirininaa.
Dagaalkiina uma adkeesankarno ,sidaas daraadeed is cafiya.
Nabad iyo Hormar baa rabnaaye ,Ghasdhagol iyo Warsanfishy meel naga fariista




