WAA WAX FUNY AH WAXAN AY HALKAN KU QOREEN: WAXAAN TEGEY MAY 2009 BUUHOODLE, INTAAN JOOGAY AAYAA WAXAA DHULBAHANTE IYO ISAAQ ISKU QABSADEEN MAGAALO LA YIDHAAHO GAL GAL. QOLO WALIBA WAXAY TIDHI ANAGAA LEH. ISAAQII WAXAY YIDHAAHEN MAGAALADA ANGAA LEH OO DAGAAL BAANU KU QAADAYNAA CIDII AAN ISAAQ AHAYN EE TIMAADA. ODAYAASHII DHULBAHANTE WAXAY YIDHAADEEN AAN ARINTA NABAD KU DHAMAYNO OO DAGAAL HA LA JOOJIYO. ISAAQII WAA DEEDEEN. IYADOO ARINTII HALKAA TAAGANTAHAY AYAA ISAAQU CIIDAN KEENEEN MAGAALADII, DHULBAHANTIHII WAXAY MARKIIBA LA HADLEEN BUUHOODLE, CIIDANKII BUUHOODLE AYAA MAGAALADII SOO AADAY, QOLYIHII ISAAQ MARKAY MAQLEEN IN CIIDANKII BUUHOODLE SOO BAXAY, MAGAALADII WAY KA BAXEEN. CIIDANKII DHULBAHANTE MAGAALDII WAY QABSADEEN, SUBAXII AYAA WAXAA YIMI 18 ODAY OO ISAAQA WAXAY CODSADEEN IN ARINTA NABAD LAGU DHAMEEYO DAGAALKANA LAGA JOOJIYO. WAA ODAYAASHII MARKII HORE NABADA DIIDAY.
IMINKA GAL GAL WAXAA HAYSTA DHULBAHANTE, CEELASHII IYO BARAAGIHII AY ISAAQU KA QODEEN DHAMAAN WAA LA WADA AASAY. MARKAA KUWIINA KU DACWOONAYA LAAS CAANOOD BAA REE HEBEL LOO MAGACAABAY, MAXAAD MAGAALOOYINKIINA QABIILADIINU ISU DIFAACI WAYEEN ILEEN QABIIL QABIIL BUU LA SIMAN YAHAYE. SOMALILAND LAASCAANOOD WAXAY U QABSATAY MAAMUL AHAAN, WAXAANA QABSADAY NIMAN DHULBAHANTE AH OO MAAMULKAA RAACSAN, WAXAN AAD MEESHA KU QORTAYNA WAX JIRA MAAHA. ISAAQOW INAGU WAYNU IS NAQAAN, XILIGA NABADA WAAD FAANTAAN, LAAKIIN MAALINTAAD ARAGTAAN IN DHULBAHANTE DAGAAL DIYAAR U YAHAY, MARKAASAAD ABTIYAAL UUN KU WAALATAAN.
HALAKAN KA DAAWO DAGAALKII GAL GAL IYADOO BARAAGIHIINII IYO CEELASHIINII LA AASAYO, CIIDAMADII ISAAQUNA KA QAXEEN:
http://www.youtube.com/watch?v=d0dkVs317uMSAMATAR BAXNAAN OO DHULBAHTE / REER HAGAR AH AYAA WUXUU GABAYGAN KU CADEEYEY IN DHULBAHANTUHU ISAAQ HADII AY TAHAY HABAR JECLO, HABAR YONIS, AMA HABAR AWAL SUU RABO KA YEELI JIRAY.
GABAYGAN WAXUU TIRIYEY MAR NIMAN HABAR YONIS AHI KA XUMAADEEN SIDA DHULBAHANTE ULA DHAQMO HABAR JECLO, SAMATAR WUXUU TUSAYAA QOLYAHA HABAR YONIS IN XATAA IYAGA UU SIDII RABO KA YEELO. ILEEN QABIIL HADAAD KA ADKAATO SIDAAD RABTO BAAD KA YEESHAAYE.
Marka hore hadday laba qabiil, kala maqnaan weydo
Miyir lagu walaaliyo hadday, maarsi kala weydo
Mindiyo laysku dooxiyo hadday, maradu dhiigoodo
Mirta iyo dharaartuba dagaal, kama maqnaadaane
Mutux waxaa ka xoog badan sirtii, laysku mowtiye e
Waxba Habar-Jeclada aan mulkiyey, haw makaabirineShan qolaa mataanaha ka jaban, Maxamedkiinniiye
Madmadoobayaal oo dhan baan, loo muraad qumine
Waa muusanoow iyo baroor, maansadaad tidhiye
Maadhiinka nimankaan la dhacay, miida Habaryonisma midgay ahaayeen, kuwii maganta noo jiifey
Magta hagar aadan lagu xukumay, waa rag kaa maqane
Ma mardaadi baa kaaga jira, muuqan mahayaane
Mise waa kuwii lagu mudmuday, maqasha daaqeeda
Afartaa madkeeyeye miyaan, meelna ka habowshe
Madhoodhooyin iiguma baxee, marin ma qaadsiiye
Micne kalena waa eray yaroo, Maxamed loo sheegay
Makhribkii hadaan duulay, waa mid aan ku dheeraye
Muunida aroortiyo hadhkii, kuma macaashtaane
Waa taan makaartii Goleed, kaa mullaaxsadayeMaydkii Isaaq lagala hadhay, moodharaa gurayeWaa kii waraabuhu ku mamay, maaxdii Reer Sahale