Murax wrote:Bicir,
Adeer meesha dhab baad ka shidaysa anago Bishi Barakaysna ku jiro, lol.
Sidas ha ahaate, Aabahay Reer Kismaayo bu ahaan jiray in the '70s, Marexaan badano Reer Kismaayo wey jireen wagaas iyo ka hor bo. Talxe oo ah beelaha ugu weyn Marexaan waxay degan Beerxaani oo ah tuulo Kismaayo ku degan. Marexaanka Nabadoono iyo Suldaano bey ku lahaan jireen Kismaayo weligood. Infact the richest family in Kismaayo waxay ahayeen Reer Yarow hadaad adi Kismaayo taqanid, iyo Reer Sugule.
Is jiid jiidka, murunka inaan kula dhex galo marabo laakin xaqiiqada lee baan ku sheegaya.
Dabshidid?
Ma dabshidid baa Inaad dadka guryahooda ka saartey oo aad adigu dagtey, NInyahow waxaasi dhaqan darood maaha waa ceeb.





.