Page 3 of 7

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:02 pm
by Khalid Ali
Voltage wrote:Jaajuusyaho afkeyga waxaan kasoo bixin ha gelin. :lol: Maamul ahaan Majeerteen do claim Puntland talo but there is no doubt about it Puntand has become refuge for many Reer Shabelle Somalis since the civil war. Faroole waxuu yiri maanta hadaad Boosaaso tagtid bar waa reer Shabelle marka Majeerteenka don't push Somalis away from living on their lands sidinoo kale xabashida ah :lol:

waxa hadda ba tahay Puntland ha noqtto mamuul Daddi ku soo qaxan hasse yeeshe hogaanka sarre iyo awoodqeybsiga reer ba iska leh gaar na uu sheegta. Adna tii ay ka dagaalamen ssdf ayaad rabta inad ku celisiid before 1991 markan hadalkaga tix uu raaco waxad tiri , Reer na yaanu meelna sheegan sidii waagii kacaanka aynu noqono :lol: :lol:
Voltage anagu dawlad baanu nahay wa inad uu dhalatiid dalkayaga hadaad rabtiid inad dhalashadiisa qaadatiid waad daganan karta laakin Waxad tahay ajanabii dadka ajanabiga wadankayaga daggan eeh somalia ka yiimaada waxanu kula tallinayna inay wadankoodii ku noqdaan :up: :mrgreen:

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:05 pm
by Aseelah-Raaida
"Gemini easy beryahaan buufis baad iga qaaday sidadii hore ku noqo u where much cooler back in the days. Remmeber anigu martii kumaan ahaan jiireyn halkan ":

That was before i realised you have an orgasm everytime something happens to Puntland or any other Darood inhabited land.

You are by far one of the sickest people on this site.Coming in this section trying to cause fights between us .
Marexan madaxa beey ii saaranyihiin,waayo waa dadkeeyga,Intaas ogoow.
Iskudir -dir kaaga cid kaa yeelisa ma jiraan.

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:11 pm
by Khalid Ali
Aseelah-Raaida wrote:That was before i realised you have an orgasm everytime something happens to Puntland or any other Darood inhabited land.

You are by far one of the sickest people on this site.Coming in this section trying to cause fight between us .
Marexan madaxa beey ii saaranyihiin,waayo waa dadkeeyga,Intaas ogoow.
Iskudir -dir kaaga cid kaa yeelisa ma jiraan.

Gemini anigu ciidna isku ma diiro anigu hadalka voltage uun baan idin yara fasiiray , iyo halku uu wadday illeen anigu oday caqlii baddan baan ahay eh :mrgreen:

Gemini its Ramadan waxa weyaan inanad bisha barakaysan sii fiican ugu faiideysatiid When I post news about puntland dee anigu marka rasuul uun baan ahay , marka rasuulka ha attackgereyn eeh arinka jiira ka haddal.
Daroodka siidu uu dhan yahay markay kismayo maqlan Miidwwalba ka qabridhahare jooga dhigiisa in ba dhaqaaqda ka majeerteen eeh qardho jooga dhiigisa boqol takka, Merexaanka gedood. Na dhigiisa dhaca uu wabuu suuxa , siidee magaaladayada loo sheegta. :lol: :lol:

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:17 pm
by Aseelah-Raaida
Sii Fiican baa uu garaniyaa xumaanta lafaha kaaga jira.Adiga beey kuu darantahay ,cidkale eey wax yeelisa ma jirto.Intaas ogoow.

Voltage wuxuu yiri aniga xumaan kama dhex helin,dad walaalo ah baad intaas dhex booda.Orad shaqo raadso.

Ha ii dambaajin yaroow ! :arrow:

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:21 pm
by Khalid Ali
Aseelah-Raaida wrote:Sii Fiican baa uu garaniyaa xumaanta lafaha kaaga jira.Adiga beey kuu darantahay ,cidkale eey wax yeelisa ma jirto.Intaas ogoow.

Voltage wuxuu yiri aniga xumaan kama dhex helin,dad walaalo ah baad intaas dhex booda.Orad shaqo raadso.

Ha ii dambaajin yaroow ! :arrow:

qof walba habka uu socdo iyo siidu uu dhaqmo aya laga garanaya , laakin imika adigu wabaad ka dartay oo waxad na tirii qulubtadaan arka suxbanallah :mrgreen:

voltage ama jeclow ama necboow anigu shaqadayda maha taasii wa miid idinka idin taal :mrgreen: aniga la ima odhan jebertiga is jeclaysii :P

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:24 pm
by Aseelah-Raaida
Sida Shaydaanka layska naaro baa adiga iska naara

Maxaa naga rabtaa.Have you run out of Darood babies to eat?

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:27 pm
by Khalid Ali
Aseelah-Raaida wrote:Sida Shaydaanka layska naaro baa adiga iska naara

Maxaa naga rabtaa.Have you run out of Darood babies to eat?

Come gemini i am not that bad :oops:

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:34 pm
by Babygirl-
Waxan beey wadaan yahuu dhahaa.. :lol: :lol:

Queen_Arawello wrote:General the thread u made in the private isaaq group was hilarious :lol: :lol: :lol:

Class '09 THE DREAM TEAM:

We need to get a little organized inorder to beatdown these haters. The game from now on is changing what we are going to do is come down hard on anyone that even thinks about saying a negative word about SL or Isaaq. The idea is that we attack these fools by numbers, so if any fool speaks up one of us takes the challenge and then another one joins in with you know some light support at the start. Once they fall for the bait and start directing insults at Iidoor B then he gets stuck in it, and then another one show's light support with :lol: and again they will fall for the bait. We carry on like this till we got the whole team pounding that focker and his drowning that focker out....
Infact we will go hunting in packs from now on and provoke fools into becoming victims and then beat them down with overwhelming odds.

This is the team...
Killer Khalid..
Comander Keyze
The General
Rightwinger
Ducaysone?
LTDH
Ina Baxar
My man Cumar
Anybody else left out feel free to add your name and take your time before joing any on going battle. We cant make it seem bait, you gets me..

viewtopic.php?f=26&t=219817

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:37 pm
by Aseelah-Raaida
:lol: :lol: :lol:

Babygirl,

Walaaleey,umadaan waa umad calaf uu laaban yahay.

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:44 pm
by Voltage
Wallahi waa shaydaan caadi ah. Listen jaajuus, I said WHEN we have a government, no one is going to care about the qabiil of his neighbor like the times when we had governments before during and before Siad. It had nothing to do with Kacaan. When I walk out of my house, I don't really care about the color of neighbor here where I live why would a Somali care kan ku xigo is his qabiil or not when a governments dadku shaqo iyo mashquul bay noqoni? Waxaan lays cayrsanayo is only because we are in civil war.

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 3:50 pm
by Khalid Ali
Voltage wrote:Wallahi waa shaydaan caadi ah. Listen jaajuus, I said WHEN we have a government, no one is going to care about the qabiil of his neighbor like the times when we had governments before during and before Siad. It had nothing to do with Kacaan. When I walk out of my house, I don't really care about the color of neighbor here where I live why would a Somali care kan ku xigo is his qabiil or not when a governments dadku shaqo iyo mashquul bay noqoni? Waxaan lays cayrsanayo is only because we are in civil war.

Sheeko aniga maxa jajuus iga dhigay waligay anigu ciid ma baasaasiin :mrgreen: shaydaan na ha igu massaalin
Dee adiga berri dawlad uu sheegtay gemini waagu barre hiraale meesha mamuulaye wa tay ka cabanayso oo ay leedahay Merexaankii ba hantiidayadii Kismayo qaatay.., dawladii kacaanka ka hor lol adigu kuwa waxaad ka soo qaada wax aan jireyn , manaad ahayn ninki yidhi Darood maba jiirin before 1969 :lol: :lol:
Laakin miid waad ku saxsantahay dawlad cadaalad haday timado dee dhulka a lama kal lahaanayo miidba imanaysa laakin puntland adigu wax kama noqon kartiid sabbabto ah ciid walba deegaankisa ayuu taggaya.

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 4:21 pm
by Murax
Gemini,

Ofcourse dhulmi wey dhacday. Qabiil marki loo dagaalamaayo dadki dagaalki ka dhexgalaayo dad badan aan nadif ahayn baa ka qeybgalaayo falal wuxuushnimona wey dhacayaan. Waxaas waa Universal. Cumar Jess marku Kismaayo heystay falal xun wey dhacday marku Morgan magaalada heystay dadka uma rooneen Barre Hiiraalena militia leader buu ahaa wuxuna watay clan militias marka dabcan falal arxaandarro wey dhacday I'm sure.

Aniga fikirkay waxaa waaye meel aan maamul xoog oo rasmi ah ka jirin waa a no mans land for all no matter what Your clan is. Jubooyinka needs a real maamul that can guarantee the xuquuq of cid kasto Kismaayo degan inti laga gaaraayo Dawlad run ah.

Khalid,

Waanku la yaabanahay.

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 5:11 pm
by Aseelah-Raaida
Murax wrote:Gemini,

Ofcourse dhulmi wey dhacday. Qabiil marki loo dagaalamaayo dadki dagaalki ka dhexgalaayo dad badan aan nadif ahayn baa ka qeybgalaayo falal wuxuushnimona wey dhacayaan. Waxaas waa Universal. Cumar Jess marku Kismaayo heystay falal xun wey dhacday marku Morgan magaalada heystay dadka uma rooneen Barre Hiiraalena militia leader buu ahaa wuxuna watay clan militias marka dabcan falal arxaandarro wey dhacday I'm sure.

Aniga fikirkay waxaa waaye meel aan maamul xoog oo rasmi ah ka jirin waa a no mans land for all no matter what Your clan is. Jubooyinka needs a real maamul that can guarantee the xuquuq of cid kasto Kismaayo degan inti laga gaaraayo Dawlad run ah.

:up: :som:

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 5:16 pm
by abdisamad3
qaldaan khalid..ajanabi hadaad noohasatid maxaad adoo gafuur xun 24/7 noogu dulmereesata walahi oo bilahi..kuntaland section bax aad meeshena nooga bax..

question to reer puntland section members..waraa horta adinka gormeed admin u sameeynasann meeshan..malinkasta waxaan qurunka ah baa meesha bulllshit iyo qurun ku soo quraya iam tired of this fuck head coming to this section why the fuck dont you guys get a damn admin and ban this stupid qaldaan bitch from the section.. :x :x :x :x :x :x :x

Re: Why is Farole Ignoring Kismayo Like Abdulahi yusuf

Posted: Sat Aug 22, 2009 5:21 pm
by Babygirl-
Gemini Tuugada waa laa qarxiyeey, cuqdaad baadnaa.. :down: :lol: :lol: :lol: