Aseelah-Raaida wrote:" Cuqdad " adee ku haysa.
Dad oo waxba ii yeelin ineey dhibaato gaarto waa kasoo horjeeda.
Adiga Qabiil dhan ineey dhamadaan baa maalin iyo habeen ku riyoota.
Somalia jiritaankeeda waad kasoo horjeeda ,marka aad maqashid dhibaato baa ka dhacday Puntland waxaad tiraahda
" meeqa dhaawac iyo intee dhimatatay" intaad dhalilaheed "ilaahay ha kala qaboojiyo iyo AUN".
Qof aad uu xun oo jiran baad tahay.
adigu waxaad rabbta oo waad ku rageertay cabdilahi yusuf inu xasuuqo hawiye yar iyo weyn ba
anigu somalia kama miid ihey shaqo na kuma lihii wa war cad marka dhibaata na uma geysan karro ma fahmaysa ileen anigu waxbaba kuma sameyo iyaka waxbana naga ma dhexeyaan
markan ku leeyahay meeqa dhintay iyo meeqa dhawaca dee waxan rabba inan ogaado kahasara dagaalka ka soo ghaadhay , anigu qof caafiimaad qabban ahay
