Keyse_0208 wrote:Ducaysane, ninkan sheekha isku sheega, aabahaa buu yidhi wuu dhintay, halkana walashaa buu ku caayayaa
sheekh-Farax-zero wrote:may be his sister is in love with cadde muse
laakin when marka Hooyadii la caayo, wuxuu yidhaahdaa - waa ramadaan ee ilaahay ka baqda![]()
![]()
....
sheekhada si fiican u dhageyso ,, aabo wuu dhintay ayaa tiri,,, Hadduu nool yahay naxriis illaah wuu u baahan yahay
Laakin,, sidan video ka fahmay wuu dhintay ayaa tiri.
Miss keyse,, cayda ayaa khalad ka fahantay,, walashiina ma caayin
she can be in love with Riyaale, Cadde or waraabe,, that is not cay.





