Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby sheekh-Farax-zero » Mon Sep 07, 2009 10:29 am

Roobabkii Dayrta ayaa si wayn uga da,ay Markii u horeysey degaano ka Mida sanaag iyo Hayland waxaana roobabkani ay si wayn ilaa iminka uga soconayaan qaybo ka mida Meelaha baadiyaha ah ee ay ku dhaqan yihiin dadka reer Guuraaga ah ,waxaana lugu soo waramayaa in dad badan oo ku dhaqan baadiyaha ay caawa xerada xoolohoodu tahay mid dhex Cegagaan biyihii roobka xili ay abaaro daashadeen Goboladaasi.




Magaalada Badhan ee Xarunta 2aad ee Sanaag ayaa Galabta gabal gaabkii waxaa ka da,ay Roobab aad loogu diirsaday roobkaasi oo badiba biyo dhigay meelaha qaarkood isla markaasina si wayn loogu Nastay xili Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ay ka jirtey Biyo yaraan laga soo sheegayey Dhowaanahaba,talaabadasina waxay meesha ka saartay inay dadku ka cabaan raxmaadka ilaahay u shubay.




Degmada Buraan ee Gobolka Sanaaga yaa sidoo kale waxaa caawa Roob lugu diirsaday uu ka da,ay xili ay ahayd Bacadal afurkii ka dib markii salaada maqrib la tukadey xiligaasi oo dadka degmada Buraan ay ku guda jireen afuradii ayaa waxaa roobkani uu soconayey inta u dhexaysa ilaa cishihii Lakiinse roobkan degmada Buraan waxaa ay biyihiisu ku badanyihiin baadiyaha ku xeeran Magaalada Gudeheeda wayse qabowdey Lakiin biyo daad ah ma soo marsiin roobkaasi Doxooyinka Buraan.




Degmada ceel buh ee gobolka sanaag ayaa iyana caawa waxaa ka curtay roobkii dayta roobabakan oo ahaa kuwo inta badan si wayn uga da,ayey Guud ahaan Gobolka iyo dhanka Buurta ayaa Caawa waxaa Hilacooda iyo Onkodkooda laga Maqlayaa Inta badan Degaanadaasi waxaana ay ku soo waramayaan dadka ku dhaqan degaanadaasi inay iminka xaaladu u muuqto mid ilaahay ka Fududeyey Umadiisa oo qabow iyo rays uu dhulku noqday xili abaaraha iyo bisha baraykaysan ay isu raceen dadka degaanadaasi oo ah dad aan cidina wax gacan ah ka geysan wixii soo gaara Lakiin subar ilaahay wax walba ugu qadaro.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby The_Emperior5 » Mon Sep 07, 2009 10:55 am

mashallah somaliland wa barwaaqo :sland: :up:

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby sheekh-Farax-zero » Mon Sep 07, 2009 11:33 am

there is no presence of iidoor militia in Badhan or Makhir as whole,

User avatar
ire.
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 958
Joined: Thu Jul 09, 2009 3:46 pm

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby ire. » Mon Sep 07, 2009 2:06 pm

Mashallah :heart:

The_Emperior5 wrote:mashallah somaliland wa barwaaqo :sland: :up:

May a Somaliland that includes Badhan NEVER be recognized - amiin, amiin, amiin.

:som:

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby Advo » Mon Sep 07, 2009 3:05 pm

lol@somaliland, ma dhuuso baa ciriiri jeclaa?

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby Babygirl- » Mon Sep 07, 2009 3:21 pm

Advo wrote:lol@somaliland, ma dhuuso baa ciriiri jeclaa?


:lol: :lol:

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby sheekh-Farax-zero » Tue Sep 08, 2009 11:00 am

:lol: :lol:

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Rain at last in Badhan and Buraan (sanaag)

Postby abdisamad3 » Tue Sep 08, 2009 1:51 pm

Advo wrote:lol@somaliland, ma dhuuso baa ciriiri jeclaa?

:lol: :lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests