Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

1st clash of sharmaarke and Sheikh shariif

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

1st clash of sharmaarke and Sheikh shariif

Postby sheekh-Farax-zero » Sat Sep 12, 2009 4:49 am

Khilaaf xoogan iyo loolan Siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweyne Sheekh Shariif iyo R/wasaare Cumar Cabdirashiid oo soo shaac baxay.

Tan iyo markii u dhacay heshiiskii Tariikhiga ahaa ee Magaalada Galkacyo ku kala saxiixdeen dhinacyada Puntland iyo DFKMGS ayaa waxaa soo baxayay loolan siyaasadeed oo u dhexaya Madaxda ugu sareya DFKMGS waa Sheekh Shariif iyo Cumar Cabdirashiide, kasoo salka ku haya muran soo jiitamay mudo dheer oo ku saab san awood qeeybsiga Dowlada iyo ku dhaqanka Dasturka DFKMGS.

Isku dhaca siyaasadeed ayaa soo biloowday tan mrkii uu afkiisa isku magacaabay Wasiiru Dawlaha Gaashaandhiga ninka lagu magacaabo Yusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) kadib markuu ka biyo diiday R/wasaare Sharmaake inuu saxiixo wareegtadii lgu magacaabi lahaa Indhacade ayaa waxaa soo baxayay mad madoow,kala shaki iyo isku qab qabsi xaga shaqada ah, kasoo ka dhex curtay labada akhiyaar ee aan wali heykal Dowladeed soo marin.

Marunkaas ayaa waxuu cirka isku sii shareeray kadib markii u Dakada weyn ee Magaalada Moqdisho kusoo xirtay Markab siday Hub loogu talagalay Ciidamada Dowlada Somalia iyo kuwa AMISOM, Hubkasoo la isku mari wayay qaabka loo qeybinayo iyo cida la siinayo, ayadoo u madaxweynuhuna soo jeediyay in Hubka lagu warejiyo Cidamo gaar u aha asga kuwasoo loogu magac daray Daraawishta, halka R/wasaarahana u qabay in la xulo Ciidamo Qaran oo ka kooban 4.5 laguna xareeyo Xeryah ka baxsan Magaalada si taba bar ku filan loo siiyo kadibna loo qeeybiyo Hubka.

Ugu danbeyntiina wuxuu dibada usoo baxay kala fikir duwanaanshahan markii u R/wasaaraha safar ku tagay deegamada Puntlnad gaar ahaan Magaalada Galkacyo, halkasoo ay heshiis dhinacyo badan tabanayay ku soo kala saxiixdeen DFKMG iyo Puntland, heshiiskaas ayaa Madaxwynahu aad uga hor yimid,waxyana wadahadal wakhti dheer qaatay kuwada qaateen labada masul Madaxtooyada, ayagoona isla gorfooyay arktiyo farabadan, inkastoo aysan isla meel dhigin ujeedadii wadahadalka ee aheyd in dib loo dhigo fulinta Heshiiska Galkacyo.

Dhinac kale Madaxweynaha ayaa bilaabay talaaboyin ka dhan ah R/wasaaraha kadib marku ku darsaday rag asga matalkiisa khaas u ah shirkii Libiya oo u hogaaminaya R/wasaare Sharmaake, waxanaa ragaas ka mid ahaa C/Raxmaan Cabdi Shakuur asgoo loo wakiishay inu gaarsiyo waraqad Madaxweynaha Libiya Qadaafi, tasoo fajiciso ku noqotay kadib markuu Boqshad xiran jeebka kala soo baxay C/Raxmaan Cabdi Shakuur una dhiibay Qadaafi ayaa waxaa aad uga arga gaxay R/wasaare Sharmaake oo aan waxba lagala socod siin warqadaas iyo wixii ku qorna intaba.

Intaas kuma harin Sheekh shariif iyo asxaabta la talisa caradii ay ka qaadeen heshiiskii ay Puntland iyo dawlada federaalka ku kala saxiixdeen magaalo madaxda gobolka mudug ee gaalkacyo,Waxaa uu sheekh shariif heshiis la saxiixday dawlada jabuuti oo beryahan maherad ka dhigatay somaliya si wax walba oo somaliya loo sameeynayo ay uga hesho komishin. Heshiiskaas ayaa waxaa ay kuwada saxiixdeen jabuuti. kasoo dhigaya in la dhiso Ciidamada bada Somalia xaruna looga dhigo Dalka jabuuti, si marka looga hor tago carqaladna loo gasho qorshaha Putnaland, waxyana kala saxiixdeen in la dhiso Xarun lagu taba bari doono ciidamada bada ee somaaliya. Waxaana labada dal dhex mari doona wada shaqeyn buuxda iyo in wada jir dawlada jabuuti iyo tan somalia ula dagaalami doonaan burcadbadeeda. ayagoona kula dagaalami doona burcada raas casery ilaa reaaskambooni.

Hadaba heshiiskaan ayaa u muuqada mid soo da dajin doona bur bur ku yimaada DFKMG madaama ay talaabadani tahay mid lagu jilaafeenayo howlaha Xukuumada iyo xal u helida Burcad Badeed Somalia, waxaan iska cad in u yahay mid caro iyo carqaladeen loola jeedo Madama Shariifka iyo kooxdiisa oo aaminsan hadii Puntland laga sameeyo xarumo taba baro iney halkaas ku weyayaan dhaqaalo aad u fara badan ay ta badalkeeda bilaabeen qorshe ah sidii ay uga barbar furi lahaayeen heshiiskaas wax burinkara ama baabiya.

Hadaba su aasha aay dad badani is weydiyeen ayaa waxay tahay dawlada sheekh shariif oo degan inta u dhexeysa madaxtooyo ilaa Airporka oo awoodeedi lagu soo koobay intaas hadeysan carqaladeen u jeedin maxay Burcad badeed ka qaban kartaa? ayadoo lawada ogayahay in ay waxba ka qaban wayeen boqolaalka markab ee reer galbeedku leeyahay ee jooga biyaha Somalia.

Waxa ay qaban waayeen marakiitbaas farah badanse ma qaban karaan jabuuti iyo sheekh shariif?

soow kama hobooneen inta aysan wax aysan qaadi karan haaban inay marka hore raadsato Ciidamo iyada difaaca? maadama aysan ku filneyn kuwa hada wardiyeeya ee AMISON.

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: 1st clash of sharmaarke and Sheikh shariif

Postby abdalla11 » Sun Sep 13, 2009 12:53 am

This will how strong ina cabdirasiiid is, it is a test it will show if is he a push over or not. The tfg are doing four things which are entirely wrong and unacceptable : They are intending to give the arms to indhacade (hawiye) and his militia and not distribute to 4.5 2) Not following the previous agreements regarding installing the navy in Puntland 3) Giving unknown lettre to worldleaders in presence of the PM 4) appointing Indhcadde while the PM disagrees and he doesn't sign his approval

One thing is for sure that puntland doesn't allow the things that concern Pland, they will withdraw their support. Many people ask them self wha kind of damage can Pland cause, to answer that many people refer to the C/qaasim salaad administration, the Pland government of AY boycotted his government 100% as a result of that people in xamar use to call him 'makhaabiyo'' a lady that doesn't get out of her houe.

If the previous Pland administration of AY can cause that kind of damage, what do you think of the present Pland government and the future Pland with oil :mrgreen:

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: 1st clash of sharmaarke and Sheikh shariif

Postby abdisamad3 » Sun Sep 13, 2009 7:17 am

^^^^you cant sign or drill any oil, with out shariif dameers aproval becouse he is your leader..and he is the boss over the fat lax called cabdirashid..the only selution to your problem is form a new country or join the shabaab.. :up:

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: 1st clash of sharmaarke and Sheikh shariif

Postby gemini07 » Sun Sep 13, 2009 8:33 am

^ Ina Sharmaarke afkaaga ka cesho yaroow. :lost:

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: 1st clash of sharmaarke and Sheikh shariif

Postby abdisamad3 » Sun Sep 13, 2009 12:23 pm

runta maa diidantahay... :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests