Page 1 of 4

Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 9:42 am
by gemini07
Puntland oo digniin u dirtey dowladda Sheekh Shariif
12 Sep 12, 2009 - 4:33:47 AM




Waftiga Abaddla oo la kulmaya Madaxweynaha Puntland iyo Wasiiro
Wafti uu hogaaminayo ergeyga gaarka ah QM Ahmadou Walad Abdalla oo saakey soo gaarey magaalo madaxda Garowe ayaa la kulmey Madaxweynaha Puntland iyo golihiisa Wasiirada kuwaaoo ka wada hadley xaaladda Somalia.

Ergeyga ayaa marka uu soo gaarey Garowe booqdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole kadibna la galey shir gaar ah oo albaabada u xiran yahay.

Madaxweynaha Puntland iyo ergeyga gaarka ah Walad Abdalla oo shir jaraaíd wada qabtey wax yar k adib inta aysan kulan balaaran la galin golaha Xukuumada ayaa ugu baaqey shacabka Somaliland muujiyaan deganaansho islamarkaana wadahadal lagu xaliyo khilaafka siyaasadeed ee taagan.

Mud.Farole ayaa sheegey in shacabka walalahood ah ee Somaliland muujiyan daganaansho isaga oo sheegey inuu aad uga xun yahay inuu daato dhiig kale ee Somaliyed.

'" Bishii la soo dhaafey waxaan ku sugneyn magaalada Galkacayo halkaas oo aan gacanta ku qabaney amaankeeda maamul hufana ka dhisney iyada oo aan kula kulaney Raísal wasaaraha Somalia iyo xubno ka socda EU" sidaas waxaa yiri Madaxweynaha Puntland oo ka hadlayey talaabooyinka ay qaadeen intii uu ku sugnaa magaalada Galkacayo.

Dhinaca kale ergeyga gaarka ah ayaa sheegey inuu ku guldareystey heshiis dhexmara dhinacyada isku haya siyaasada Somaliland halkaas oo uu ku sugna muddo labo cisho ah isaga oo maamulkaas ku durey iney leeyihiin siyaasiyiin fara badan oo farqi weyn u dhexeeyo.

Wararka hoose oo Garowe Online soo gaaraya ayaa sheegaya in maamulka Puntland fariin kulul u dhiibey Ahmadou Abdalla oo ah saxiib wanaagsan oo dowlada Sheekh Shariif leedahay.

Fariintas ayaa wararka xogogaalka sheegayaan iney tahay mid ay kalsoonida kala noqonayan dowlada Sheekh Shariif hadii ay jabiso heshiiskii ay la sixiixatey dowladda Puntland iyo hadii la qaato talaabo xilka looga qaadayo Ra'isla wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashid Sharkmaake oo isagu kasoo jeeda Puntland.


Xogahaan ayaa sheegaya inu jiro khilaaf soo kala dhexgaley Sheekh Shariif, Shariif Xasan, Ibi oo dhinac ah iyo Ra'isal wasaare Cumar Cabdirashid kaas oo la xiriira mid xubnahaan aysan ku xaq dhowreyn heshiiskii uu la soo sixiixey dowlada Puntland.

Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somalia ayaa dhowaan heshiis dhinaca la dagaalanka burcad badeedka ah la sixiixdey wadanka Jabuti xili ay halkaas booqasho ku joogeen kaas oo xadgudub ku ah heshiiskii dowladda Federaalka ah la gashay Puntland.

Waftiga Ahmadou Abdalla ayaa dib ugu noqdey magaalada Nairobi isla maanta isaga oo sheegey inuu shirar la xiriira arrimaha Somalia kaga qayb galayo wadamada Ingriiska iyo Mareykanka.

Sheekh Shariif iyo wafti uu hoogaminayo kuwaas oo ka kooban Shariif Xasan, Ibi, Wasiirka Gadiidka iyo Wasiirka Qorsheynta ayaa ku fool leh wadanka Mareykanka.

Dad xogogaal ah ayaa sheegaya in waftiga Sheekh Shariif ka kooban yahay xubnaha aadka ugu dhow kuwasoo hurmuud u yahay ninka ugu tunka weyn dowladda Somalia Shariif Xasan oo horey u ahaan jirey Gudoomiyaha Barlamanka Somalia

Garowe Online, Garowe

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 9:55 am
by Xamud.
I feel sorry for the Shariif, everyone is bailing on him :down:

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 11:09 am
by gemini07
This TFG is our last chance to rule our own country.
The only thing we can do is support the moron Shariif ,we're stuck with him.

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 11:55 am
by surrender
1) we dont have to support him, we can run puntland better without the so called government, and maybe if the international government sees how good we running our own affairs, they could/would/should give us the power to run the whole country, from there we can bring peace to south.
2) we are not stuck with him, we can force him out of the office by stop supporting him.
3)there are people/individuals/groups that could/would run the country better, we just have to know who and how we can trust them, and before we do that we should have enough powers to make sure just in case they double cross us, we whipp their sorry as.s
4) somalia would be nothing without puntland and somaliland and if we both put pressure on inernational govenments that a) either this guy goes, or b) we go, they would take us serious.
5) we could also bring pirates back, look how serious international/western governments took us when our boys were running the waters. we can do the same, we have something they need i.e fish they have something we need i.e peace and TFG to be goner, or change ideaoly along with the disappearance of xabash from our lands. we can recuruit pirates, walahi they would take us serious, after all thet need us.


:som: :up:

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:27 pm
by gemini07
Habaryar


The International community are too busy stealing our maritime resources and hunting our wildlife.They're using piracy as an excuse to park their warships in our waters .
They don't care about Somalia & Somalis,weey ku tashadeen ineey lawareegaan.

Waa sababtaa eey ninkaan falan Madaxweeyne nooga dhigeen.Anagaa meeshaan is dhignay

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:33 pm
by Highland
Lool @ recruiting pirates.

Surrender, the disastrous consequence piracy had on Somalia is huge.
Hundreds of naval fleets from different countries are freely roaming an fishing illegally on our shores.
They are targeting and killing our fishermen with impunity.
Piracy has almost rendered PL as a very dangerous and lawless pocket of Somalia.

The reason pirate activities are extremely down is because of the presence of the naval forces. They are alsoo getting killed like flies.

So please don't insinuate piracy as something PL can use as big leverage.
Don't heed Ureyso's jokes.

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:34 pm
by Abdi-Halim
Dhibka waxaa wado wa ibbi, that dir bastard needs to be sacked!!! Sharif is not bad guy hadad runta rabtin. Wa nimanka hoostisa jogga ayaa cadow ku ah puntland. Ibbi is the one who wants to change the national navy to djibouti, because he doesn't want to see all the funds being given to puntland.

Dir foqal Dir IBBI.

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:36 pm
by Abdi-Halim
Highland wrote:Lool @ recruiting pirates.

Surrender, the disastrous consequence piracy had on Somalia is huge.
Hundreds of naval fleets from different countries are freely roaming an fishing illegally on our shores.
They are targeting and killing our fishermen with impunity.
Piracy has almost rendered PL as a very dangerous and lawless pocket of Somalia.

The reason pirate activities are extremely down is because of the presence of the naval forces. They are alsoo getting killed like flies.

So please don't insinuate piracy as something PL can use as big leverage.
Don't heed Ureyso's jokes.


Actually no pirates have been killed, except the ones in las koray and harardheere. I dare you to show me one pirate killed in gara'cad or eyl. You won't see it, another mj spark.

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:37 pm
by gemini07
Piracy waa XAARAAN.Xaaraanta waxaan dhib iyo Ilaahay caradiisa eheen ma keento!

Iyagaa noo soo jiiday ineey Cadowgeena badeena qabsadaan. :down:

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:38 pm
by Highland
Gemini and I concur :up:

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:41 pm
by Abdi-Halim
Gemini the pirates could be a powerful political militia if they wanted to, they surely have the funds to do so!!! however they don't, they strictly keep their beef financial against foreign ships. Puntland inside the streets wa nabad except that small incident in galkacyo. Don't worry, the safest place is puntland that is why you see chinese bike riders travelling thru our land, noone touches them!!!

Waxaan piracyka la yirado shacabka puntland dhib uma geysto. Do you see them killing locals, raping locals, stealing from locals? no u won't...do u see them challenging puntland? wa may. marka don't fall for the propaganda hype, the pirates ayaaga ayaa gacanta lagu haaya, not the other way around!!!

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:45 pm
by abdisamad3
gemini07 wrote:This TFG is our last chance to rule our own country.
The only thing we can do is support the moron Shariif ,we're stuck with him.

yes well done gemini invite all the dameer to puntland..and let them kill our people from inside.. :up:

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:46 pm
by gemini07
The Pirates waa tuugo.
Lacagta xaaraanta eey ka dhacaan doomaha shisheeye
dhilooyin,droogo (sp?) iyo khamri beey uu kala qeeybiyaan.

Ilaahay ka baq ,Abdihalim.Tuugtaan waa inaa shareecada la mariyo.

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:49 pm
by gemini07
abdisamad3 wrote:
gemini07 wrote:This TFG is our last chance to rule our own country.
The only thing we can do is support the moron Shariif ,we're stuck with him.

yes well done gemini invite all the dameer to puntland..and let them kill our people from inside.. :up:



Who said anything about inviting any group to Puntland ?
The TFG is scum but they're still the internationally recognised government of Somalia.
I personally have never supported Shariif,but his TFG is our last chance of ruling our own country.
The alternative is having demented Pashtun leaders or being governed by the international community .If i had to choose i'd rather have a "dameer " president,at least waa Somali oo raba inuu Shareeco nagu maamulo.

Re: Puntland government warns Shariif's TFG

Posted: Sat Sep 12, 2009 12:51 pm
by abdisamad3
gemini..how come you was againste sheikh dameer when he was part of the islamic courts union..but support him when took over cabdullahi yusufs seat?
anyway how can you trust and support some one who is a sell out and a hypocrit who cant even hold on to his words a 2 faced donkey with no vision or a brain..
intaas bal iga jawaab.. :|