Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Horseed Media Competition. Sanaag and Mudug Celebrate Bosaso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Abdi-Halim
Posts: 227
Joined: Sat Sep 12, 2009 10:05 am
Location: Puntland Always And Forever. So Help Me God!!!

Horseed Media Competition. Sanaag and Mudug Celebrate Bosaso

Postby Abdi-Halim » Fri Sep 25, 2009 4:12 pm

Image
Image
Image
Image
Image


Dhalinyaro ka kala socda gobolada Sanaag iyo Mudug oo ka qeyb galayey xaaflada gabagabada ee Tartan heer gobol ah oo Idaacada Horseed u qabatay ilaa 10 gobol oo ka tirsan gobolada dalka Somaliya

Haddaba Dhalinyarada oo maanta soo gaaray magaalada Bosaso ayaa waxa sii diiran Tuulada laag logu soo dhoweeyey, halkaasi oo aay kaga hortageen Masuuliyiin ka socda idaacada Horseed, Telcom Puntland oo ah shirkaada hawsha woday, Ururka Dhalinyarada ee Danaad iyo waliba Dadweyne aad u tiro badan oo ah taageerayaal

Waxana dhalinyarada halkaasi logu soo dhoweeyey sii heer sare ah, Haddaba Gudoomiyaha Dhalinyarada u tartameysa Gobolka Sanaag oo lagu magacaabo Yasiin Cabdiwaxiid Dhahar ayaa u sheegay saxaafada inay aad ugu faraxsan yahiin Sidaa logu soo dhoweeyey magaalada Bosaso isaga oo sii weyn ugu mahadceliyey Taageerayaasha Gobolka Sanaag

Sidoo kale Musadaq Cabdullaahi Sardheeye oo ka mid ah taageeryaasha Gobolka Dhahar ayaa sheegay inay qab qabo ugu jiran sidii xaaflad balaaran logu dhigi laha Gobolka Sanaag iyada oo u sheegay in lagu Caasumi doono Masuuliyiin ka socda Puntland iyo waliba Hay’daha kale isaga oo sheegay in Dhalinyarada gobolka sanaag aay mudan yahiin in sii weyn loo Ammaano madama aay Ku guuleysteen tartan qiimo weyn leh sidaa u hadalka u yiri

Sidoo kale Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa sheegay inay ku faraxsan yahin sidaa logu soo dhoweeyey Bosaso waxana u sheegay inaysan Hilmaami doonin, isaga oo sheegay inay sidoo kale Soo dhoweeyntan ku barteen dhalinyaro aay kaliya ka aqoon jireen khadka Telfoonka, waxana u sheegay in tartamada noocan oo kale ah aay qiimo weyn u leyahiin dhalinyarada Iyo Iskuulada Degaanada Puntland

Tartanka idaacada Horseed aay u qabatay qeybo ka mid ah Gobolada dalka ayaa waxa ka soo qeyb galay Gobolo aay ka mid yahiin Banaadir, Jubbada Hoose, Galguduud, Bay, Hiiraan, Nugaal, Karkaar, Sanaag, Bari, Mudug

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 7 guests