seminar for football trainers in Galkacyo
Posted: Tue Sep 29, 2009 5:36 pm
Gaalkacyo(RBC): Tababar soconaya mudo sideed maalmood ah isla markaana duruus lagu siinayo Macalimiinta ciyaaraha kubada cagta ilaa sagaal Gobol oo ka furmay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Tababarkani oo ay ku kulmeen macalimiinta kubada cagta ayaa waxaa soo qaban qaabiyay isla markaana isku soo dubaridey Hoyga Horumarinta Isboortiga Gobolada Puntland, waxaana loogu talo galay in loogu faa’ideeyo macalimiinta si ay iyaguna ugu faa’ideeyaan dhalinta mustaqbalka.