


Wacdi Iyo Waano Dheer Dabadeed waxaa la guda galay kulankii waxaana lgu soo dhaweeyey oo shirka Furay kulana hadlay kalmadihii loogu talo galay inay gogol dhig u noqdaan furitaanka shirka Garaad Abshir Saalax, Garaadku waxa uu sheegay in shirku furan yahay, ujeedada qabatinkiisuna uu yahay in dadkani tashadaan, isla markaasna wuxuu soomaalidii ka qayb qaadatay furitaanka shirka u bayaamiyey inaan cidna lala damacsanayn in wax lagu yeello.








S 


