Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sidaan miyaa noo danbeysay

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby sheekh-Farax-zero » Thu Oct 08, 2009 5:41 pm

Waxyaabaha aan ka sheegno kooforta soo tan kama foolxuma? wallaah tani waa dulinimo,,
Puntland wax jirta ma aha ,, i have never been so sad wallaahi


Galkacyo, qaarna kaxaystay, iyo Puntland oo eedeysay Itoobiya.


Galkacyo, oct 08 - Dawladda Puntland ayaa sheegtay inay ciidamada Itoobiya xalay dad ganacsato ah kala baxeen magaalada Galkacyo, ayna dhaawaceen qaar kale.

Taliyaha ciidanka bileyska ee Puntland Axmed Xasan Cali Xaashi ayaa shir aan caadi aheyn oo madaxda dawladda Puntland isugu yimaadeen ka dib xasaafadda khadka telefonka kula hadlay isagoo jooga xarunta madaxtooyada ee magaalada Bossaso halkaasi oo ay joogeen madaxda sare ee Puntland oo ay ka mid yihiin madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Taliyaha oo uu su’aalo badan weydiiyey agaasimaha guud ee idaacadda Daljir Axmed Sheekh Maxamed Tallman oo wakiil ka ahaa dhinaca saxaafadda ayaa sheegey in ciidanka Itoobiya ay xalay 3:00 am habeenimo ay soo galeen magaalada ayna la bexeen dad ganacsato ah oo aan waxba galabsan ayna falkaasi aad uga xunyihiin.

Col,Axmed Xasan ayaa intaasi ku daray in dawladdu ay baareyso sababta Itoobiya ku kalliftay xad gudubka intaasi le’eg ayna Itoobiya u direen dhambaal deg deg ah oo looga codsanayo inay si dhakhso ah arrintaasi uga jawaabaan.

Dadka la kaxeystay ayaa u dhashay gobolka ismaamulka Somalida ee Itoobiya waxaana ku jira sida wararku sheegayaan qaar si weyn loo raadinayey.

Tirada dadka ayaa lagu sheegey 4 qof oo labo ka mid dhaawacooda la dhigay xarun caafimaad oo ku taalla Galkacyo halka labo qofna ay la tageen.

Axmed Nuur Ibraahim Somali
Idaacadda Daljir


User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby sheekh-Farax-zero » Thu Oct 08, 2009 5:53 pm

RBC Radio oo Wareysatay Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ayaan waraysi kula yeelanay Xafiiskiisa Duqa Cusub ee Gaalkacyo C/raxman Maxamuud Xaaji Xasan,


Askar Ethopian ah Oo Muwaadin Soomaaliyeed Ka Afduubtay Gudaha Magaalada Gaalkacyo Dhibaatona U Geystay. | read this item Related News
Bukaanada ku dhibaataysan Cisbitaalada Muqdisho oo Codsaday Gargaar iyo Amaan gelin lasiiyo Goobaha Caafimaadka (Daawo Sawiro).
Taliska Booliska oo sheegay in ay Heleen Xoogag Tilmaamaya Weerar Dowladda ka dhan ah.
Gaalkacyo(RBC): Ciidamo ka tirsan Milatariga Dawlada Ethopia ayaa waxaa ay habeenimadii xalay ahayd gudaha u soo galeen magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug iyaga oo ka kaxeystay gurigiisa mid ka mid ah dadka ku dhaqan xaafada Israac ee magaalada Gaalkacyo.

Ninka ay afduubteen Askarta Ethopia ayaa isaga oo dhaawac aad u liita ah waxaa laga soo helay inta u dhaxeysa Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug iyo deegaanka Bacaadweyn isla markaana magaalada Gaalkacyo u jirta ilaa iyo 60 Km.

Ciidamada katirsan kuwa Milatariga Ethopia ayaa la sheegay in ay weheliyeen dad Soomaali ah xilliga ay howsha afduubka ah ku dhaqaaqayeen kuwaasi oo la sheegay in ay ahaayeen dadka ka yimid Killilka Shanaad ee dhulka Soomaali galbeed oo iyagu dadka qaar ay sheegeen in ay ahaayeen dad yaqaaney halka ninka la weeraray uu ka deganaa Magalada Gaalkacyo.

Lama yaqaan sababta dhabta ah ee ka dambeysa weerarka ninkani dhaawaca ah hase ahaatee waxaa wararka qaar ay sheegayaan in lala xiriirinayo in uu ka mid ahaa ama uu xiriir la lahaa Jabhada ONLF.

Mar aan booqdey Isbitaalka GMC ee duleedka magaalada Gaalkacyo oo lagu dabiibayo dhaawaca ninkaasi ayaan la ii ogolaan inaan arko, sidoo kale waxaan ii suurtoobin inaan helo magaciisa, hase ahaatee Saraakiisha Caafimaadka iyo dad goob joogayaal ahaa xilliga dhaawaca la keenayay ayaa ii sheegay in ninkaasi uu dhuunta ka dhiigayay sida ruux bireysan, isla markaana la tuhun san yahay in lagu ceejiyay silig.

Si aan xog faahfaahsan uga helo ayaa dadkii arkey qaarkood aan weydiiyay sida ay u arkaan dhaawacaasi waxay ii sheegeen in ay aad uga naxeen isla markaana uga xun yihiin in qof bini’aadam ah sidaa loo jirdilo, waxayna sheegeen in qofkani dhaawaca ah looga tagey sida qof dhintay oo kale oo aan waxba loola harin.

Arintani ay sameeyeen Ciidamada ka tirsan Dawlada Ethopia ayaa waxay dhabar jab ku noqonaysaa maamulka Puntland oo aan lagala idansan dhibaatooyinka ay geysteen Askartaasi, waxayna sidoo kale dhibaato ku noqonaysaa Maamulka Gobolka Mudug oo la daalaa dhacayay ka soo kabashada amaanka Gaalkacyo, iyadoo xilligan ay Ciidamada Amaanku gudaha magaalada ka wadaan dhaq-dhaqaaq amaanka lagu xoojinayo, walow aysan jirin cid ka hadashay ilaa iyo haatan weerarka loo geystay muwaadin Soomaaliyeed oo ku nool gudaha magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Cawil Maxamuud Cabdi

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby MrPrestige » Thu Oct 08, 2009 6:28 pm

Sheikh Farax Zero why did you refused to listen after all those month's and now you find out the truth that puntland is nothing but actually the dirtiest bitch of ethiopia they even violate the center of your cities such as Galckayo :shock:

User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby Gaashaanle_87 » Thu Oct 08, 2009 6:35 pm

ciidanka Itoobiya ay xalay 3:00 am habeenimo ay soo galeen magaalada ayna la bexeen dad ganacsato ah oo aan waxba galabsan


Ethiopian-ka maxaa ilaa gaalkacayo keenay! Marka la arko awoodii Somalia inay iska kala burburtay' :down:

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby MrPrestige » Thu Oct 08, 2009 6:40 pm

war gaashaanle laakiinse daadkan la qatay wa Ogadenkii ethiopia :|

walle Puntland ceebta ugu weyn baa kuu dacday maantaa they can't even defend their guest's

User avatar
Gaashaanle_87
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 926
Joined: Thu Apr 02, 2009 7:37 am
Location: Kaydkii jacaylkaa riyo laygu keenaa' kabbo baan idhaahdaa mise waaba koob madhan :(

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby Gaashaanle_87 » Thu Oct 08, 2009 6:53 pm

Ma Ogaden baa! wake up Puntland, adduunka u qaylo dhaan toonta!

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby Advo » Thu Oct 08, 2009 9:08 pm

Somaliland is bending over on all fours
Puntland is taking orders
Caabudwaq is being exploited by them



Wallahi I am starting to hate alshabaab less by less a day.

paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby paidmonk » Thu Oct 08, 2009 10:53 pm

I used to love itoobiya and believed they were xalaal, Puntland should assault Ethiopia or at least air raids over Addis Ababa to scare them.

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby zingii » Thu Oct 08, 2009 11:37 pm

paidmonk wrote:I used to love itoobiya and believed they were xalaal, Puntland should assault Ethiopia or at least air raids over Addis Ababa to scare them.



Sure dude. :lol:

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby MrPrestige » Fri Oct 09, 2009 2:40 am

Advo Laakiinse waxan wa Xad daf how the fuck can some country come inside in the centre of your cities and take whoever they want violating the borders this is surely a big shame on pland

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby SultanOrder » Fri Oct 09, 2009 3:16 am

war dadkan arka... as the ethiopians see it all of somalia is unoccupied ethiopian territory.. Shabab is not the answer nor can they protect anything somali's as whole united can be the only situation

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby Cali_Gaab » Fri Oct 09, 2009 3:33 am

Ducaysane209 wrote:Advo Laakiinse waxan wa Xad daf how the fuck can some country come inside in the centre of your cities and take whoever they want violating the borders this is surely a big shame on pland


You think Somaliland is a different story?

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby Babygirl- » Fri Oct 09, 2009 3:52 am

Waxaa laga dagalamayo so waxaan mahaa!! Raag Qamriyo cab ah oon salaat tukaan oo wada former Warlords oo Xabashi futada uu wada leefa, baa waax loo dhibta markaseey wada oron we have leaders. those Sheeytaan shiekhs oo isxasuqaya baa dhama any Somali Politician.

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby MrPrestige » Fri Oct 09, 2009 4:32 am

where is Futoole on the statement of this -or he doesn't care about weather even if bosaso is violated and the habashi's take whoever they want - war ninka futoole fulaysana - your own city centre getting violated - what's next ethiopia will rape whoever they want in the centre of galckayo

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Sidaan miyaa noo danbeysay

Postby MrPrestige » Fri Oct 09, 2009 4:51 am

Cali Gaab dee somaliland wa harder target - ethiopia ma ku dhacdo to come in the middle of burco and hargiesa and take whoever they want - we just hand them og's in the border


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests