Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby abdisamad3 » Sat Oct 17, 2009 3:35 am

Haragii ka haray Jabhadii Caydiid ee USC ayaa waxay samaysateen summad cusub oo la yiraahdo Ahlu Suna wa Jamaaca oo ah Magac marin hababaabin ah, sababtoo ah Madaxdooda iyo dagaalyahanadooduba waa kuwii Soomaali bur buriyey mudadii 20 Sano oo aynu so dhaafnay xaruna waxa u ah sida Jabhadii Caydiid Gobolada dhexe ee Soomaaliya..

Kooxdan Magaca Ahlu Suna wadata, oo Soomaalidu intooda badani maqleen Sanadakan horaantiisa,ilaa hadana aan laga aqoon Magaalooyinka qaar, ayaa waxay ka mid yihiin garabyada badan oo Jabhadii USC ka farcamay, kana mid ah kuwooda ugu waaweyn marka laga reebo labada garab oo maanta ugu cududa waaweyn, Garabka Shiikh Shariif iyo Garabka Nuur Cade,.waxayna dhamaantood ka midaysan yihiin in dagaalkii ay bilaabeen Sanadkii 1991 aan laga gaarin guul, sababtoo ah Dadkii iyo Degaankii ay ku qaadeen dagaalka maanta ayuu ka xoog badan yahay shalay,sidaas awgeedna waxay samaysteena xeel dagaal oo cusub oo ah tay hada Dadka ku beer laxawsadaan adigaan kula jiraa hase ahaatee aan daacad ahayn

Jabhadan ayaa waxay bilaabeen xulafaysi la mid ah kii Sideetameeyadii,ka dib markii Nimanka hogaamiya Ururkan oo laa yiraahdo Cabdulaahi cabdiraxman (Alqadi) iyo ku xigeenkiisa Maxamed Shakuur Cali ay si dhuumaalaysi ah ku tageen Hargaysa,ka dibna ku soo laabteen Koonfurta Gaalkacayo,isla markiina ka bilaabeen Magaladaa koonfurta Gaalkacayo dacaayado ka dhan ah Puntland iyo Madxdeeda iyagoo u soo marinaya Mareegaha ay isku haybta yihiin..

Ugu danbayntii Siyaasada Puntland oo ku salaysan Cadowgayga Cadowgiisu waa Saaxiibkay maaha mid la jaanqaadi karta dagaalka sokeeye ee Soomaaliya iyo Mooryaan Madfac wata oo aan la ogayn meesha uu ku ridi doono iyo ciduu la soo safan doono.

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby abdalla11 » Sat Oct 17, 2009 2:03 pm

:lol: USC oo shaati diineed so gashatay, waxaas mar hore baa la oga

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby abdisamad3 » Sat Oct 17, 2009 4:06 pm

abdalla11 wrote::lol: USC oo shaati diineed so gashatay, waxaas mar hore baa la oga

ayama ma ahaan tuug kasta diin buu ku soo dhexdhoomanaya..laakin shekadaas ma soconeeyso..

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby abdalla11 » Sat Oct 17, 2009 4:21 pm

abdisamad3 wrote:
abdalla11 wrote::lol: USC oo shaati diineed so gashatay, waxaas mar hore baa la oga

ayama ma ahaan tuug kasta diin buu ku soo dhexdhoomanaya..laakin shekadaas ma soconeeyso..

Masoo tuftay Alshabaab?

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby abdisamad3 » Sat Oct 17, 2009 4:24 pm

abdalla11 wrote:
abdisamad3 wrote:
abdalla11 wrote::lol: USC oo shaati diineed so gashatay, waxaas mar hore baa la oga

ayama ma ahaan tuug kasta diin buu ku soo dhexdhoomanaya..laakin shekadaas ma soconeeyso..

Masoo tuftay Alshabaab?

al-shabaab are diggin a hole for them self's..sxb..there is no trustfull group in Somalia..kuligood waa sheeydamiin..

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby abdalla11 » Mon Oct 19, 2009 11:00 am

abdisamad3 wrote:
abdisamad3 wrote:
abdalla11 wrote::lol: USC oo shaati diineed so gashatay, waxaas mar hore baa la oga

ayama ma ahaan tuug kasta diin buu ku soo dhexdhoomanaya..laakin shekadaas ma soconeeyso..

Masoo tuftay Alshabaab?

al-shabaab are diggin a hole for them self's..sxb..there is no trustfull group in Somalia..kuligood waa sheeydamiin..[/quote]

I told you so :mrgreen: Lakiin i am glad that you have seen the light

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27573
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Ahlu suna oo dagaal Afka ah ka bilowday puntland

Postby Murax » Mon Oct 19, 2009 5:38 pm

Ahlu Sunnah waxaa madax u ah Reer Diini/Caabudwaaq.

That being said the Puntland elders in the early '90s agreed that anything south of Galkacyo waa Hutu shaar kale soo xirtay iyo waa laga hortegi doona :up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests