Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Wafdi sare oo ka socda QM oo ku soo wajahan magaalada Gaalka

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Wafdi sare oo ka socda QM oo ku soo wajahan magaalada Gaalka

Postby sheekh-Farax-zero » Sat Oct 17, 2009 5:13 am

Gaalkacyo(RBC):- Wafdi ka socda Qaramada Midowbay ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Gaalkayo ee gobalka Mudug,ayadoo ay wafdigan la kulmi doonaan Madax ka tirsan dawladda Puntland ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada Gaalkacyo.

Wafdigan ka socda Qaramada Midowbay ayaa wada hadalada ay la yeelan doonaan Madaxda dawladda Puntland, waxa ay kala hadlayaan xaaladaha amaanka iyo Xuquuqda Aadanaha ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana kuwa magaalada Gaalkacyo.

Saraakiishan Qaramada Midowbay ayaa lasheegay in ay wax badan ka ogaan doonaan xaaladaha Xuquuqda Aadanaha ee ka taagan gobalka Mudug, maadaama ay gobalkaasi ay joogaan dad badan oo dhib ku heysto magaaladaasi.

Masuuliyiinta gobalka Mudug qaarkood ayaa usheegay RBC Radio, in ay wafdigan la socdaan madax sare oo ka tirsan Qaramada Midowbay, uuna hogaamin doono Sarkaalka uqaabilsan Qaramada Midowbay xaaladaha Xuquuqda Aadanaha ee dalka Soomaaliya.

” Wafdigan waxa ay kormeeri doonaan xaaladaha Xuquuqda Aadanaha, markii ay dhaceen Abaaro baahsan iyo soo bakaracayaasha oo ubaahan gargaar deg deg ah, waxaana ugudbin doonaa Warbixinada ku aadan xaaladahaas” Ayuu yiri Masuul sare oo ka tirsan Maamulka gobalka Mudug.

Dawladda Puntland ayaa marar badan udirtay Qaramada Midowbay baaqyo ku aadan in gargaaro deg deg ah, loo soo gaarsiiyo Kumanaan dad ah oo ka soo baxay dagaalada ka jira Koonfurta dalka Soomaaliya iyo dad badan oo abaaro baahsan uga soo cararay xoolahoodii markii ay ka dhamaadeen.

Cawil Maxamuud Cabdi

RBC Radio, Gaalkacyo

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Wafdi sare oo ka socda QM oo ku soo wajahan magaalada Gaalka

Postby gemini07 » Sat Oct 17, 2009 7:56 am

Tuugta Midoobay xuquuqda aadanaha ma dhowraan,been badanaa :down:
Wax eey dhacaan beey raadiniyaan


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests