Suaashaydu ............ Waxay Tahay Maxay Somalidu Uga Carartaa.......... Taariikhda Quruxda Badan oo ay leedahay
Markii la raad raaco taariikhda Somalida waxay gelaysaa meel baalal dahaba ku leh taariikhda Adduunka..... waxaa cad in Masaaridii Hore.....
waa Faraaciintee ay ka soo jeedaan Somalida.........
Qabaa'ilada somalida waxaa ugu Taariikh Gaaban DAAROOD ka oo Taariikhdiisu ka soo Bilaabato.....qarnigii 9aad..........
Qabiilada ugu taariikhda dheer Somalida waxaa ka midka ah...... AJUURAAN..........DIR..........HAWIYE........
Maxaa marka kalifay in Qabiilada Taariikhda fog lehi ay isku dayaan inay Baaba'shaan Taariikhdaas Qotada dheer leh oo ay ku tartamaan sidii ay taariikhdooda usoo gaabin lahaayeen iyagoo sheeganaya inay yihiin QURAYSH........
Fadlan........Somali ku qora....si kuwa aan Englishka aqoon u Akhriyaan...... idinkoon i caayina soo jawaaba......




.
