Page 1 of 1

mini clash between Xingalolians and Sanburuland militia

Posted: Wed Oct 28, 2009 11:37 am
by sheekh-Farax-zero
Ciidanka Xingalol oo weeraray Wasiir ka tirsan Somaliland oo yimid degmada Xiingalool
Posted to the Web Oct 28, 14:44


Xiingalool:-Ciidamo ka tirsan ciidanka daraawiishta ee xingalol ayaa waxaa ay saaka weerareen masuul ka tirsan maamulka Somalilland oo uu horkacayo wasiir iyagoo soo gaaray degaan ka Xiingalool waxaan wasiirka la socday ilaaladiisa, ciidanka Ilaalada u ahaa masuulka la weeraray oo aan ilaa hadda aan helin magaciisa ayaa la sheegayaa in ay soo gaareen dhaawacyo kale duwan.


Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta iyo kuwa raacsan maamulka Soomalilland ee degaan ahaana ka soo jeeda Gobolka Sanaag ayaa saaka iska horimaad uu ku dhemaray Degaanka Xiingalool , iska hormaadka oo aan sidaas u weynayn ayaa waxaa ka dhashay khasaaro kale duwan dib ayaan idin kaga soo tabin doonaa warka oo faahfaahsan.

Re: mini clash between Xingalolians and Sanburuland militia

Posted: Wed Oct 28, 2009 11:35 pm
by Ahmed-Gurey
Sheikh Faraxow the problem is with this sub-clan Bahogeyslabe. The Minister of Education is from them.
Like Jama Siyaad of Dhulbahante, they are pro-Somalilanders and they make the bulk of Somaliland+Warsangeli troops in Erigavo who is led by General Muse Jamac Dalaf(Warsangeli).
However, Bahogeyslabe had been the principal fighters that drove the largely ill-trained SNM rebels into the interior outside Somali border.
Dhahar.com reports the mini conflict took place in Ceelbuh, not the district of Xiingalool.

http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8345