Page 1 of 1

CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 12:56 pm
by MrPrestige
CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY BUUHOODLE(SAWIRO)



Ciidanka Qaranka Sl ee Jiidda Buuhoodle oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay ( Daawo sawirada).


Ciidanka Qaranka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamijka rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.

Image



Image


Col. Dalbac & Col Tuur


Image


Saraakiisha Ciidanka qaranka & Askar

Image



Saraakiisha Ciidanka oo Joojunaya Xaadhitankii Air-Port-ka


Image





where is Executive & the Dhullo crew it seem's the Airport is cancelled. :lol:


http://togaherer.com/2009/10/28/ciidama ... buuhoodle/

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:15 pm
by Babygirl-
http://allcayn.com/

Shacabka buhodle Defy the Cadaqates.. :clap: :clap: :clap:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:19 pm
by MrPrestige
Babygirl- wrote:http://allcayn.com/

Shacabka buhodle Defy the Cadaqates.. :clap: :clap: :clap:


sorry to dissapoint you but that was yesterday 27 Oct /09. :clap:

and this is today 28 Oct /09 http://togaherer.com/2009/10/28/ciidama ... buuhoodle/. :clap:

Re: CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY B

Posted: Wed Oct 28, 2009 1:24 pm
by MrPrestige
Executive wrote day's ago


"Executive wrote:
Somaliland or not, What gets built in buuhoodle is not his business, reer buuhoodle ee utaala"



i guess that has been proved wrong, somaliland has and everything to do with Buhoodle. :clap:


http://togaherer.com/2009/10/28/ciidama ... buuhoodle/