lali hal Duriyad kali ayaa jirta waana Beelweynta Darod. Inte kale waa Dir ma garatay
war hoy magacayaga maad noo deysid. Anaga duriyada lana yidha Anigu Duriyada Reer Sheikh isxaaq uun baan maqli jiray Iyo darood waxba loma raaciyo mar mar iyo dhif ba la yidha Darood ismacil. xata Reer Sheikh darood loogu ma yeedho
Kuwan daroodkana wax walba wa nugu qabsada waba inkaar.
war heedhe, Duriyad magaca gooni ma aha. Waa kalmad Somali. It means offspring mise waxaad u maleeysey its special word for koox.
Hadaan iraahdo Duriyada Hawiye. micnaheeda waa the offspring of Hawiye ma garatey.
Teeda kale, anagu waan isku kalsoon nahay. Caalamka oo dhan ayaa laga Darod so inaan Duriyad ku dharno muhiim ma ahan. Ma garatey.