beesha mareykanka u yeertay wakuwee?
Dhinaca maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegayaa in xubnaha laga casuumay uu madaxweynaha maamulkaasi C/raxmaan Faroole ku gacan seyray, kadib markii sida la sheegay shanta Wasiir ee maamulkiisa ka socda ee dowladda Maraykanku martiqaadka u fidisay ay isku hal beel noqdeen, halka warar kale ay sheegayaan inaan lagala tashan, taasina ay keentay inuu diido.
Mareyknaka ayaa si toos ah ugu jiro xaaladaha siyaasadeed Soomaaliya, dhowaan wuxuu sheegay in uu ka qeybgali doono dagaalada ay qorsheyneyso in Dowladda KMGa ku qaadi doonto mucaaradka, inkastoo markii dambe saraakiil u hadashay ay beeniyeen
Allkheyraad online