Moderator: Moderators
Dam! even iidoors know Majeerteen sub-clans in and out.Just because abdirisaq xaji xussein said no to Ethiopian invasion and no to Abdilahi yusuf doesent mean They are different then other Cumar maxamuuds
How are you guys doing its been a long time since i have been here
Hows life in gedo reer Diini waan salamay Reer Siyaad Reer cigaal Siyaad Reer Maxamad siyaad iyo reer Shirwac siyaad
Reer Xassan waan idin salmay koley meesha wa ku yaryihin Reer waaq maashe ayaan gaar u salamay Walahi Nimanka Merexaanku wa funny waaq bay caanaha u maali jireen
Reer cali xussien iyo Mataankisi reer siyaad xussein waad salamatihin , waxad mooda aroos inan joogo aroosyada sida lo salaama Dhamaantin ba la idin ma so koobi karro
Reer dallal diini waad salaantin reer warfa dallal iyo reer alla magan dallal ba
Qolladi wegerdhac na waan idin salamay oo reer gadiid leh lolz we have a reer gadiid to and reer dallal
Marka Suldaan Emperior oo idin soo yara booqday
waa oday ilkihii ka dhamadeen sidu ugi jiray marfish habeen iyo maalin isagoo qabyaalad ka sheekeynayo,,cajiib, Emprior maxaa u diiday inuu diinta barto intuu qabiil tirinayo
Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests