Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Baaq lagu taageeraayo Shacabka Gobolka Cayn

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Baaq lagu taageeraayo Shacabka Gobolka Cayn

Postby gemini07 » Wed May 26, 2010 3:33 am

Xusuusin: Baaqaani wuxuu ka mid yahay baaqyo si isdaba jooga emailka AllPuntland.com uga soo gaarayay dadka Puntland iyo guud ahaan Soomaalida, baaqyadaas oo ka hadlayay dagaalada gobolka Cayn ka dhacayay todobaadka, iyagoo aad u farabadnaa awgeed ma aanan wada daabici karin, waxaanuna isha soo marinay qoraaladaas oo nuxurkooda kan matalyo.

UJEEDDO: Baaq lagu taageeraayo Shacabka Gobolka Cayn

Annagoo ah Qayb ka mid ah Wax-garadka Reer Punt-land waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa, Shacabka Gobolka Cayn ee Punt-land, waxaanna la socodsiinaynaa in ay haystaan Taageerada iyo Kalsoonida qaybaha kala duwan ee Bulshada reer Puntland, taasoo ay ku Mutaysteen sidii Geesinimada lahayd ee ay isaga Caabiyeen Duullaankii ay ku soo qaadeen is bahayasiga ka kooban Ciidamada Itoobiya, kuwa Soomaali-land iyo kuwo kale oo ka kooban Dillaaliin u Dhashay Gobolka Cayn balse Daacad u ah Dowladda Soomali-land.

Aynu isweydiinee maxaa keenay Duullaanka Waqtigan?.

Wax-garadku waxay qabaan in Duullaanku uu qayb ka yahay Qorshe Marxaladaysan oo ay Dowladda Itoobiya u doonayso in ay Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn ay Soomaali-land ku darto, waana Barnaamij ay Muddo dheer Dowladda Itoobiya ku Taamaysay si Soomaaliya loogu Qaybsho laba Dowladood (Soomaali-land iyo Soomaaliya) kuwaas oo ku salaysan Xuduuddii uu Isticmaarkii sameeyey, iyadoo Aqoonsi Caalami ah loo doonayo Soomaali-land.

Wax-garadka Baaqaan soo Diyaariyey waxay aaminsan yihiin in Madaxda Punt-land ay Dhabarka u jeediyeen Baylihiyeena Mas’uuliyaddii loo idmaday oo ahayd Diffaaca iyo ilaalinta Dadka iyo Dalka Punt-land.

Waana arrinta suurto Gelisey in Isbahaysiga Itoobiya iyo Soomaali-land ay ku dhaqaaqaan Awood sheegasho iyo Xasuuq loo geystey Shacabka Gobolka Cayn.
Wax-gardku waxay Dowladda Itoobiya Xasuusinayaan Xigmaddii ahayd ( Nin Guri Quraarad ah ku jiraa Dhagax ma tuuro).


Waxaan Shaki ku jirin in gaar ahaan Punt-land guud ahaanna Soomaaliya ay ka soo kaban doonaan Bur-burka, dib-u-dhaca iyo Duruufaha qallafsan ayna Dhisan doonaan Ciidan tayo leh oo Xudduudooda Difaacda.

Wax-garadku waxay Soomaali-land Xasuusinayaan in aan 2010 Qabiil, Qabiil-kale u awood sheegan Karin garab iyo Taageero kasta oo uu haysto.

Gabo-gabadii. wax-garadku waxay Shacabka Gobolka Cayn ee Punt-land ku Baraarujinayaan in Dad-weyneheennu ay Garab iyo Gabbaadba u yihiin Walaalohooda reer Cayn, Taageero iyo Taakulaynna diyaar ula yihiin haddii Alle Idmo.



ALLAA MAHAD LEH
Waxaa ku saxiixnaa 34 waxgaradka Puntland ka mid ah

1. Muuse Cali Jaamac
2. C/qani Max’ed Cali (Boos)
3. C/naasir Saciid Max’ud (Cayn-sane)
4. Max’ed Yuusuf Axmed
5. C/raxmaan Saciid Axmed
6. Bashiir Muuse C/raxmaan
7. C/samad Max’ed Gallan
8. Muuse Saciid Aw.Muuse
9. Max’ed Max’ud Max’ed
10. Mursal Muuse Koonte
11. C/laahi Max’ud Af-case (Shoombe)
12. C/wali Muuse Aadam
13. C/qaadir Max’ed Cali
14. Max’ed Cali Yuusuf
15. C/kariin Saalax Cali
16. Saciid Bashiir Muuse (Shiine)
17. Hilaal Cabdi Yuusuf
18. Max’ed Cartan Gurxan
19. Max’ud Faarax Max’ed
20. Max’ed Xareed Faarax
21. Saciid Faarax Muuse
22. Cumar Axmed C/raxmaan
23. Bile Qabow Sade
24. Max’ed Cabdi Gurey (Madoobe)
25. Saciid Cismaan Cabdi (Dhego-madow)
26. Max’ud Yuusuf C/laahi
27. Bashiir Max’ed Aadan
28. Salaad Cumar Asad
29. Cali Cismaan Cali
30. Max’ed Saciid Nuur
31. Max’ed Shiikh Muuse
32. Cismaan Xaaji Yuusuf
33. Rooble Cumar Max’ud (Gudcur)
34. Pro.Warsame Max’ed Cali (Xiddig

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Baaq lagu taageeraayo Shacabka Gobolka Cayn

Postby abdalla11 » Wed May 26, 2010 4:59 am

23. Bile Qabow Sade
:shock: Wagardhac was right afterall


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests