Ac Wr Wb
Anigoon Cidna caayayn Qabiilna afla gaadaynayn........ ayaa waxaan is waydiiyey suaashaan.............
Intii Dawladdii somaliya bur burkeedii ka danbaysay ........mala hayaa Majeerteen Ciidan ku soo hogaamiyey isaaq ama hawiye ah Gobolaa ay degaan oo dagaal ka riday ama meelo ka qabsday..........
Haddaay jawaabtu tahay MAYA ....waa maxay eedayntaan aan damayn iyo nacaybkaan faraha badan ee bulshada majeerteen lagu hayo.............
Warsangeli Iyagaa Goboladooda ku soo hogaaminaya Isaaq.........
Dhulbahante iyagaa Gooladooda ku soo Hogaaminaya Isaaaq.......
Maxay tahay Eeda ay saarayaan Majeerteen.........





