Puntland Airline? Lets Make It Reality. Dr Ali Warsame
Posted: Thu Aug 05, 2010 3:01 am
Waa muhiim in uu maamulka uu ka qabto dadka tuugada ah oo shacabka doonaya in ay ku baabi iyaan diyarado dhacay leysinka shaqadooda oo dayactirna aan laheyn qiimahooduna uu jaban yahay aduunkana aan ka shaqey.
Waa muhiim maamulka in uu controlo diyadahaas oo badana dhib u geysta rukaanka somaliyeed ee masakiinta ah waa hadii ay yihiin maamulada maamulo ka dhaxaya dadka ay matalaan. Waxaad aragtaan sida ay airporada Puntland ay diyaradahan ay lugaha uga jajabayaan oo khatar galæiya muwaadiniinta somaliyeed waa hadii ay dadka qiimo ku fadhiyaan.
Waxan kaloo idiin sheegaya in aysan diyaraduhu maanta qaali aheyn oo ay u baahan tahay in maamulada somalida ay suuqa diyaradaha ay la socdaan ,oo dalka diyarado fiican loo ogolaado. waana muhiim in ay madaxtooyada Puntland ay lasoo dagto diyarad khaas ah oo qiimaheedu uu aad u yar yahay si uu dhaqdhaqaaqa madaxweynaha aad ugu fududaato dhulka uu ka taliyo oo aad u balaaran .
waxa kaloo ay u fududeyneysa dhanka amnigiisa, oo laga yaabo safar in uu ku gaaro bosaaso saacad ka yar oo uu kasoo laabto isla sadex saac gudaheed, isagoo kasoo qeyb galey shir ama arimo dalka quseeyo oo kale .
Tusaale :
1992 Ilyushin 62-M $800,000.00

Diyaradan ayaa waxa loo isticmaali kara Dubai iyo jabuti waana diyarad fiican oo cusub oo aan wax badan socon oo beec ah suuqa dubai ayey taal waana diyarad dad badan ay raaci karaan.
informationkeeda:
Posted/updated on: 9/4/2009 11:31:21 PM MST
Category: Single Engine Aircraft Sub-Category: Other
Location: UAE
Save Ad: Place in My Hangar
Description:
Long-range - 10 000 - 12 000 km
Airspeed 850 km\hour
Interior:
The aircraft has three passengers cabins. Each cabins is divided by a galley.
VIP cabins capacity: 12 passengers
Business class cabin capacity: 42 passengers
Economy class cabin capacity: 108 passengers.
Avionics:MFI - multi-functional indicator
TKSP-2P - exact route system
НВУ - navigation device signal or
ILS / DME
VHF communications (118.00-136.975MHz)
VHF communications "Baklan 20" (frequency pitch 8.33 kHz)
HF communications (2.00-29.999 MHz)
Emergency communications (2182 4182 8364 12546 KHz 121.5 2430MHz)
TCAS-II (TTR-921)
GPWS / EGPWS (TTA-12S)
Emergency marker (ELT) - ARM - 406AS1(portable) / ARM - 406AS1(automatic)
GPS KLN-90V (BRNAV) - 2 kits
The aircraft has completed a major maintenance inspection in May, 2009 after which next engine overhaul is due after:
No 03051249002220 - 278 hours / 124 cycles
No 03051148902235 - 162 hours / 107 cycles
No 03051129102210 - 605 hours / 361 cycles
No 03051219202209 - 328 hours / 269 cycles
Waxaana kala xiriiri kartaan ama ay ku jirtaa beejka weyn ee lagu iibiyo diyaradaha mustacmalka ah oo sawiro iyo diyarado badan ay ku jiraan :www.globalplanesearch.com
Dr > Ali Warsame