Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Courts Executing 10 Criminals

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Kheyrow
Posts: 72
Joined: Sat Jul 10, 2010 9:14 am

Puntland Courts Executing 10 Criminals

Postby Kheyrow » Thu Aug 05, 2010 10:22 am

Image

Ayadoo guud ahaan ay buuxdhaafiyeen xabsiyada Puntland eedeeysanayaan ayaa waxaa hada jira in maamulka Puntland oo maxkamad soo saarayo dad lagu eedeynayo in ay ka danbeeyeen falal dil oo ay ka geysten deegaanada maamulka waxaana ka mid ah dadka haatan lagu xukumay 9-qofood oo lagu eedeeyay fal dambiyeed dil ah.

Xukunadan ayaa lagu wadaa maanta inay ka dhacaan magaalooyinka Boosaaso iyo xarunta maamulka Puntland ee Garoowe halkaa oo ay ku suganyihiin saraakiil madax ka tirsan maamulkaasi.

Magaalada Bosaso ayaa waxaa la sheegay in lagu toogan doono afar qof, halka Garoowe-na lagu toogan doono shan kale.

Dadkan xukunka dilka ah lagu xukumay ayaa waxaa ku jira haweeney iyadu lagu eedeeyay inay horey u dishay gabar uu dhalay Alaha u naxariistee gudoomiyahii hore ee maxkamadda sare ee gobolka Bari.

Ciidanka ammaanka ayaa dad badan u soo qabqabtay xaalado ammaanka la xiriira howlgalo beryihii u dambeeyay ay ka wadeen deegaanada Puntland. Dadkan dilka lagu xukumay ayaa qaarkood ka mid ah dadka howlgaladaasi lagu soo qabqabtay.



Xafiiska Warqabadka
Shabakada Allidamaale
Muqdisho Edition
Last edited by Kheyrow on Thu Aug 05, 2010 10:24 am, edited 1 time in total.

Kheyrow
Posts: 72
Joined: Sat Jul 10, 2010 9:14 am

Re: Puntland Courts Executing 10 Criminals

Postby Kheyrow » Thu Aug 05, 2010 10:23 am

Xukuno Qisaas ah oo Maanta Ka dhacay Puntland.
August 5, 2010

4 comments| leave your own!

Waxaa maanta laga fuliyey magaalada Bosaso xukun qisaas ah, kaas oo lagu fuliyey laba nin oo horey u diley dad kale, waxaana maxmkadda derajada kowaad ee Bosaso horey ugu xukuntey dil qisaas ah in lagu fuliyo.

Faarax Xassan oo ah sii hayaha xilka guddoomiyaha maxkmnadda derajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa sheegay in labada nin ee dilka lagu fuliyey mid kamid ah oo lagu magacaabo Cabdinaasir uu horey u diley sarkaal ka tirsanaa ciidanka Puntland, eedeysanaha kale ayaa magaalada Bosaso, ku dhexdiley nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Ayaanle Cabdisalaam. (halka ka eeg)

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dilkaan la fuliyo ay oggolaatey maxkamadda sare ee Puntland isla amrkaana uu saxiixay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdioraxmaan Shiikh Maxamed Faroole.

Dhanka kale maxkmadda ayaa maanta dib u celisey gabadh horey loogu xukumey in dil qisaas ah lagu fuliyo kadib markii ay horey u dishey gabadh kale, guddoomiyaha ayaa ku macneeyey arintan dib u celinta ah in ay ka timid qoysaska gabadha la diley iyo midda wax dishey ay ka dhasheen, kuwaas codsadey in wada hadal u dhiman yahay.

Qisaasta waxaa goobjoog ka ahaa laamaha amaanka ee Puntland iyo maamulka degmadda Bosaso.

Qisaas Garoowe ka dhacdey

Waxaa sidoo kale maanta ka dhacay magaalada Garoowe dil qisaas ah kaas oo lagu fuliyey Cali Gaacshe oo la sheegay in uu horey u diley Ibraahim Maxamed, dilkaasna uu ka dhacay meel ku dhaw magaalada Qardho.

Cabdi Jaamac Axmed ku xigeenka xeer ilaaliyaha gobolka Nugaal ayaa Horseed Media u sheegay in qisaasta uu fuliyey wiilkii uu dhalay Ibraahim Maxamed oo ahaa ninka la diley, waxaana qisaastu ka dhacdey buuraha magaalada Garoowe ee dhanka gobolka Sool ku beegan, waxaana goob joog ka ahaa ciidanka amaanka.

Horseed Media


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests