Moderator: Moderators
Sxb ninka Laascaanood hoos cararka SL ku ba'ay waa adi aan waxna ku hayn, ninka quryihiisa lagu tunto oo Laascaanood nin walba ogyahayna waa adi. Maxaad saari kartaa maad hore wax uga ahaatid, ma xiniinyo Isaaq baad ku faani?Saxib raga magalada ka saaray ba miskeen ku leedahay xafadaada habeenka ku tuumtaMagalada idna waxba kuma yeelaso iska so noqda gumaysi uun ba leedahay iid la gumaysto ma jiro. Siyaasada reerka cidla ka tagantihin ama SSC soo raaca ama Somaliland yaga meesha isku hasta laakin puntland cidlo bay ka taganyihin siyasada sool. Reer Hawdka baa magalada ka saaray ogow garowe qahooti lagu qudhiyo ba tahay.
Sow kan garaadkaagii sida haad geed waayey wareega cadaysanaya oo marna Tukaraq ku wareegacadaysanaya marna Buuhoodle? Sow tii kii inaadeerkaa ahaa ee SLna soo raacay markii danbena kasoo cararay oo Tukaraq iyo Garoowe usoo cararay, markii danbena aadey Nairobi ka bacdina kusoo noqday Kalabaydh ay wiilasha Isaaq intay ugu yimaadeen Kalabaydh ka qabsadeen dabadeedna Laascaanood kusoo xidheen dabadeedna Mandheera u dhaadhiciyeen dabadeedna xabsi daa'in ku xukumeen. Abuseka intaas le'eg ninka qabaa waa adi. Nin Dhulbahante ah oo tuulooyinkiisa laga soo xidhaa waa adi. Ka waran kii kale ee inaadeerka ahaa ee SLtu u adeegsananysay miinada Laascaanood oo ka tirsanaa sirdoonka SL dabadeedna inta isagii lagu denbigii dusha laga saaray lagu xukumay xabsi daa'in. Abuse baa kuu dhamaaday.
Anigu SL baanu ku dagaalanay laakiin nin gunimada ogol oo weliba naf bidey inuu gunimada ku faano baad tahay. SSC-da aad sheegaysid waa failure and it is only exists on Paltalk and cyberspace. Nin xad dhabarka ku haya oo haddii dhinaciisa loo soo dhaqaaqo cararaya wax la sheego maaha. SL-na adiga sharaxaad kaagama baahna.
Historyga haddii aan dib ugu noqonana aniga Caamir Cumar waa awoowgay, ninkii midgaha idinka dhigay oo aad maanta ogtahay in rag dhan oo ilmaadeeradaa ahi ay midgo yihiin.
Qubbato inadeer I don't support Somaliland nor Puntland laakin when you compare the two Somaliland is ten times better devolopment and security wise. Me personally I support SSC and belive dhulbahantes interest lies in self governance aniga waxay ku heshiyeen garadaada iyo guurtidayda ma diido karo inadeer.Garad inadeer its better if you are with your toll in puntland instead of with silicland at least you have some sort of sharaf with in Puntland you don’t want to be associated with SNM gangs. And if you can’t work things out with your harti brothers you can always stand on your own . But you should never consider silicland as an option

lol are you bragging about the fact that you brought Somaliland to fight us? Thanks for admitting your support for Somaliland.Saxib raga magalada ka saaray ba miskeen ku leedahay xafadaada habeenka ku tuumtaMagalada idna waxba kuma yeelaso iska so noqda gumaysi uun ba leedahay iid la gumaysto ma jiro. Siyaasada reerka cidla ka tagantihin ama SSC soo raaca ama Somaliland yaga meesha isku hasta laakin puntland cidlo bay ka taganyihin siyasada sool. Reer Hawdka baa magalada ka saaray ogow garowe qahooti lagu qudhiyo ba tahay.

Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests