I dislike how Farole praises Somaliland while calling Dhulbahante and Warsans ´terrorists´
Did any battle took place during that time? IF yes, how what happened? Who lost? Was Somaliland controlling Laascaanood in 2001 ?
No, they were never in control before 2007, but Riyaale tried to to invade Laascaanood with force. He met fierce resistant from Puntlanders
This is what happened in 2002 when Isaaq tried to invade Sool. It was written by a Somaliland MP on their official site
Laascaood 7dii Diisambar 2002
Imaatinkii madaxweynuhu waxay Laascaanood ku abuurtay cabsi iyo cadho. Sababtoo ah weftigii guurtida iyo salaadiintu niyada samida badan dhalisay waxa ka danbeeyey safarkan kediska ah ee aan ulajeedadiisa la iclaamin. Wax aan wanaagsanayn ayaa dadka u soo uray waxana la sugayey inay wax dhacaan. Wixii la sugayey ma raagan, waayo markii weftigii madaxweynuhu, ay iyagoo gataati dhac ah ay maryo-furteen oo garamo iyo macawiso uun la xidhay (gelin danbena ay tahay)
ayay rasaastu dhinaca walba ka reentay. Waxa la kala garan waayey rasaastii ay ridayeen ilaaladii weftiga la socotay, tii ciidankii qaranka iyo rasaastii ciidanka soo duulay. Anfariirkii ayaa
nin wasiirada ka mid ahi madaxweynihii isku duubay si uu ula baxsado sidaasna jujuub loogu saaray mid ka mid
gawaadhidii gelbinaysay. Si halhaleel iyo habqan ah ayaa looga baxay magaaladii, qaar badan oo weftigii ka mid ah ayaa halkii lagaga cararay, wasiiro iyo wariyeyaal weftiga la socday oo markaa suuqa ku sugnaa ayaa laga tegay,
kaloonyadii madaxweynaha iska daa cid ay la hadalsho eh, iyadoo aan koob shaah ah cabin ayay ka soo huleelshay Laascaanood. Rafaad iyo qarda-jeex kadib, firxadkii weftigu waxay habeenimadii yimmaaddeen magaalada Caynabo.
http://www.somaliland.org/2007/11/26/ma ... uf-cartan/