Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sarkaal ka mid ahaa Ciidanka PIS Puntland oo lagu dilay Muqd

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
muftaax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 626
Joined: Fri Nov 26, 2010 9:02 pm
Location: Throwing Dabaycos into the Red Sea- Bosaaso Maakhir

Sarkaal ka mid ahaa Ciidanka PIS Puntland oo lagu dilay Muqd

Postby muftaax » Sat Nov 27, 2010 3:33 pm

Sarkaal ka mid ahaa Madaxda Ciidanka PIS Puntland oo ka soo jeeday Beesha Murursade ee Hawiye ayaa lagu dilay Muqdisho.



Sarkaalkan ayaa u shaqaynayey Ciidanka Ashahaado la dirirka oo ka jira Soomaaliya gaar ahaan kuwa PIS ee Puntland, oo ah kuwa ka bilaabay nabad gelyo xumada ka jirtay degaanada Puntland sanadahan danbe ayaa waxa lagu dilay Magaalada Muqdisho ,meel aan ka fogayn garoonka diyaaradaha ee Aadn Cade isaga oo halkaa u tegay xiriirka wada shaqaynta ee ka dhaxaysa labada urur ee Ashahaado la dirirka oo ka jira Muqdisho iyo Garoowe kuwaas oo laga maal geliyo Wadamo kale.



Ninkan ciidanka PIS ee Puntland u shaqaynayey ayaa waxa lagu magcaabi jiray Cabdiraxmaan Balbalow,wuxuuna ka mid ahaa saraakiisha ugu saraysa Ciidanka PIS ee Puntland oo ah kuwa dagaalka xoogan kula jira Wiilasha yar yar oo Dugsi quraanka ka dhigta Magaalada Boosaaso kuwaas oo Da'doodu ka yar tahay 20 sano,hase ahaatee loo sameeyo Caruurtan danbiyo lagu raadsanayo mashaariic iyo sidoo kale in uu sii shaqeeyo ururkan PIS oo hada Madaxda sare ay u badan yihiin Beelaha Majeerteen,Hawiye iyo Isaaq



Ciidanka PIS oo ay ku yar yihiin Beelihii wada dhistay maamulka Puntland sida Warsangeli,Dhulbahante iyo Dishiishe ahna kuwa aan ka amar qaadan dawlada Puntland oo ah kuwo ka madax banaan Maamulka puntland ilaa maantana aan hor iman Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland oo haba yaraatee la waydiin su'aalo ku saabsan howsha ay qabtaan iyo cida ay u shaqeeyaan ayaa Sanadihii danbe gaar ahaan labadii sano oo u danbaysay waxa aad loo qoray Dhalinyaro ka soo jeeda Beelaha Hawiye iyo Isaaq kuwaas oo Raga Beeshooda hor boodaa aya xiriir fiican la leeyihiin dawlada Itoobiya iyo Melez Senawi



Dagaalkii ugu danbeeyey oo dawlada Puntland ku qaaday degaanada Galagala ayaa sida la sheegay cadaymaha uu madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu had iyo jeer sheego in uu hayo hase ahaatee uu soo bandhigi waayey ilaa maanta ay tahay war uu ka soo xigtay Basaasiinta Beelaha Hawiye iyo Isaaq oo u shaqeeya Ciidanka PIS Puntland oo uu qarin jiray in la ogaado in ay jiraan Asxaabtii Cismaan Diyaano.



Ugu danbayntii Soomaali kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu ka shaqeeyo degaan kasta oo ka mid ah Soomaaliya hadaba waxa is waydiin leh "waa maxay sababta Barkacayaasha ka yimid Koonfurta Soomaaliya oo ka soo cararay dagaalada kuna jira xeryaha looga musaafuriyaa Puntland,hase ahaatee Askarta basaasiinta ah oo nabad galyo xumada ka wada Puntland loogu soo dhoweeyaa Puntland kuwaas oo aan la aqoon cid ay u shaqeeyaan hase ahaatee falka ay maanta samaynayaan ay noqon doonto mid raad xun ku reebta dadkii walaalaha ahaa oo wada deganaa degaanadan Qarniyada



Allsanaag.com

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Sarkaal ka mid ahaa Ciidanka PIS Puntland oo lagu dilay

Postby FBISOMALIA » Sat Nov 27, 2010 4:03 pm

for my first time i hear that isaaq and hawiya are part of PIS :!:

regarding the promblem PIS and PUNTLAND GOVERMENT

it begin when cadi musa give them the separate power from other security division from that moment

they became the big promblem we face now even faroole try to fix it

only matter days when faroole put them under the role of puntland

regarding our soldier AUN we hope they bring him back to his homeland puntland :som: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests