Page 1 of 1

Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 8:46 pm
by garoweboy
Cayaaraha kubadda cagta ayaa la sheegay in loo qabanaayo 15 gobol oo kamid ah 18-kii gobol ee Soomaaliya ka hor bur-burkii dawladii Maxamed Siyaad Barre Madaxweynaha ka ahaa, 15-ka gobvol ayaa 5 kamid ah ka imaanayaan Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland.

Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Maxamed Nuur Cagweyn ayaa sheegay in Puntland ay u qoondeysey in cayaaraha goboladu ka furmaan Caasimadda Puntland ee Garoowe 15.12.2010, waxaana uu hoosta ka xariiqey in Puntland u diyaargarowdey dhankeeda waxyaabihii laga doonaayey ka hor bilowga cayaaraha, sida Garoonkii lagu qaban lahaa, kaas oo noqonaaya Mire Awaare Stadium, goobihii ay degi lahaayeen cayaaryahanada gobolada ka imaanaya iyo martingelintooda, nabadgelyadooda iyo waxyaabihii kale ee loo baahnaa sida adeega caafimaadka
Wasiirka ayaa sheegay in Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya iyagana dhankooda ay balanqaadeen arimo muhim ah kuwaas oo ay ugu muhimsan tahay soo daabulida cayaaryahanada ka imaanaya gobolada 10-ka ah ee ka baxsan Puntland, diyaarinta abaalmarinada iyo koobka loo tartamaayo, Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ay balan qaadeen in ay keeni doonaan dhamaan agabkii loo baahnaa, isla markaana dayactir ku samaynayaan garoonka Mire Awaare. xigasho..horseedmedia.net

markaa groupka dhalinyarada garowe waxey si toos ah ini la socodsinaya hadba meshey wax maryana . halkana waxanu inugu soo gudbineynaa isku begbega ciyaraha .
Group A: nugaal,Hiraan iyo Marko
Group B: Sool,Mudug, Banaadir Iyo gado
Group C: Bari, Jawhar, Bakool iyo jubada dhexe
Group D :sanaag, Kismayo , Bay iyo Galkaduud

Go Nugaal and Mudug :clap: :clap:

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 8:52 pm
by hahaha1
come on BARI I HOPE BARI OR SANAAG TO WIN .

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 8:58 pm
by garoweboy
come on BARI I HOPE BARI OR SANAAG TO WIN .
Bari won last year
maybe mudug will win this year or nugaal 8-) :up:

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 9:33 pm
by hahaha1
TRUST ME ITS GONNA BE BARI OR SANAAG.

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 9:39 pm
by garoweboy
We will see bro.

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 9:44 pm
by hahaha1
INSHALLAH BRO.

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Sun Dec 05, 2010 10:22 pm
by damu
sanaag is looking strong this year but bari is still the team beat!!!

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Mon Dec 06, 2010 1:30 am
by FBISOMALIA
come on BARI I HOPE BARI OR SANAAG TO WIN .
Bari won last year
maybe mudug will win this year or nugaal 8-) :up:
you mean puntland cup ....somalia cup is the first time it been organized by puntland this year

we hope to be existing between the brothers and of course i hope my bari to win Somali cup :up:

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Mon Dec 06, 2010 3:31 am
by Monk-of-Mogadishu
Bari is too damn big to be just one team!

Mudug and Nugaal should be combined in order compete fairly! Mudug only has 2 main cities; Gaalkacyo & Goldogob, Nugaal only has Garowe, but Bari has Bosaso, Qardho, and even Qandala is fairly big. Its not fair. Garowe + Galkacyo = Bosaso, Qandala, Qardho so combine Mudug & Nugaal.

I think Bari should be split into Bari and Karkaar as our administration states.

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Mon Dec 06, 2010 4:37 am
by Executive
I support Sool, they were in the Finals the past 2 years. They won in 2008 and lost against Bari in the Final last year although they won against Bari in the group stages.

Re: Puntland Football'Soccer Tournament coming up

Posted: Mon Dec 06, 2010 8:02 am
by FBISOMALIA
I support Sool, they were in the Finals the past 2 years. They won in 2008 and lost against Bari in the Final last year although they won against Bari in the group stages.
in the national stage we are not easy ... and we are puntland champions so many years :som: :up: