amazingBari coast
Moderator: Moderators
amazingBari coast
garowe
PDRC headquarters
Halkaan waa garaash aad u weyn oo ku yaala Garoowe laguna sameeyo gawaarida xamuulka ah qaasatan kuwa lagu magacaabo Dheynaha ee caanaha qaado dhaqdhaqaaqa ka ganacsiga caanaha ayaa aad u balaartey sanadihii ugu danbeeyey maadaama degaanada Puntland maadaama ay puntland tahay meelaha ugu nabdoon Soomaaliya.
garowe police station
Gaadiidkani waxaa ay Garoowe soo Geliyaan Dhuxusha Cuntada lagu karsado ee laga shido Geedaha waxaana ay ka keenaan Howdka Gobolka Sool iyo Meelo ka mida Sanaa
Halkani waa wadada loogu magic daray Islaan Maxamed Allah unaxariistee oo kamida Wadooyinka Dhawaan la Hagaajiyey ee magaalada Garowe
Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 15 guests