Page 1 of 1

more government tax this time big companys include

Posted: Fri Jan 14, 2011 4:50 am
by FBISOMALIA
Image
Garoowe:Puntland oo Canshuur kusoo rogaysa qaarkamid ah Muwaadiniinta dalkeeda & Shirkadaha waaweyn.

Garoowe:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in si loo kordhiyo Miisaaniyada dawlada islamarkaasna loo badiyo mushaaraadka ciidamada & Shaqaalaha kale ee muhiim ka ah ay dawlada Puntland canshuur ku soo rogaysa qaarkamid ah muwaadiniinta reer Puntland ee la shaqeeya Hay’adaha caalamiga ah & Shirkadaha waaweyn ee dalka gaar ahaana xawaaladaha & Isgaarsiinta.

Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Dawlada Puntland Dr.Faarax Cali Shire ayaa warkan daboolka ka qaaday,waxaana uu Wasiirku intaas kudaray in aysan horey u jiri jirin in ay dawlada canshuurto mushaaraadka shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha caalamiga ah oo uu sheegey inay qaataan mushaar farabadan islamarkaasna ay dawladaha dunida oo dhami isticmaalaan canshuurta noocan oo kale ah.

Dr.Faarax Cali Shire waxaa uu sidoo kale sheegey in shirkadaha Isgaarsiinta & Xawaaladaha ka howlgala dhulka Puntland oo uu sheegey inay soo gasho lacago badani ay dawladii hore ee Puntland isku afgarteen inay bixiyaan Canshuur lamid ah kuwa caalamiga ah balse aysan taasi hirgelin,waxaana uu sheegey in miisaaniyada sanadka cusub ee xukuumadiisa ay ku jirto canshuuraha laga qaadayo Xawaaladaha & shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka/

Wasiirka Maaliyada ee Puntland wuxuu sheegey in dawladu ay doonayso in si loo siyaadiyo adeegyada Bulshada ay muhiim tahay in dhaqaalaha biriga kasoo gala xukuumadiisa la siyaadinayo,islamarkaasna mushaaraadka ciidamada & agabkoodaba la kordhin doono taas oo la gaarsiinayo heerkii ugu sareeyey abid ee ay gaarto.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland

Re: more government tax this time big companys include

Posted: Fri Jan 14, 2011 1:07 pm
by D-Runner
As Cusmano says on SOL:
Darawish Sector will recieve huge boost in salaries, equipment equivalent to international standards. This is the goals of puntland security sector reform, they are utilizing a road-map to implement higher tax rates to local companies in the state as any normal state does. Everyone knows business tax is double that of individual tax and this reform will be implemented come hell or high water. This will guarantee that the darawish sector are recieving high salaries, recieving good training and equipped with the latest arms and equipments.

This will again put a nail through the heart of the hater of puntland but then again wax lay idin waydin maayo. Puntland way tashatay
:up:

Re: more government tax this time big companys include

Posted: Fri Jan 14, 2011 4:21 pm
by FBISOMALIA
As Cusmano says on SOL:
Darawish Sector will recieve huge boost in salaries, equipment equivalent to international standards. This is the goals of puntland security sector reform, they are utilizing a road-map to implement higher tax rates to local companies in the state as any normal state does. Everyone knows business tax is double that of individual tax and this reform will be implemented come hell or high water. This will guarantee that the darawish sector are recieving high salaries, recieving good training and equipped with the latest arms and equipments.

This will again put a nail through the heart of the hater of puntland but then again wax lay idin waydin maayo. Puntland way tashatay
:up:
:som: :up: :up: