Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Si xun wax u sheeg sixir ka daran...!! the words to siiland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Si xun wax u sheeg sixir ka daran...!! the words to siiland

Postby FBISOMALIA » Sat Jan 15, 2011 5:08 pm

Image
Garowe(Riinji.com)Waxaanu halkan ku beeninaynaa Warar lagu soo daabacay bogaga hore ee websityada kala ah HADHWANAAG.COM iyo RAMAASNEWS.COM oo sheegay in Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland

Waxaanu halkan ku cadaynaynaa in Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal midna aysan ka soo goosan Puntland isla markaana ay been qaawan tahay. Wasiirka Warshadaha Xasan Geerash ayey sheegeen in uu soo goostay iyo Taliyihii Booliska arintaas oo ah been aan sal iyo raad toona layan isla markaana ay dhammantood ku sugan yihiin Garowe. Hadaba SI XUN WAX U SHEEG SIXIR KA DARAN ayey somalidu ku maahmaahdaa warkan oo ay Websityadu si khaldan u soo dabaceen ayaanu halkan ku saxaynaa Weftida tagtay Hargeysa. Saaka ayaa Tuulada Sarmaanyo waxaa ka soo ambabaxay Wefti ay kala Hogaaminayaan Sayid Orgiya liqe oo 2005 ahaan jirey Tali ku xigeenka labaad ee PL,Iyo Xasan Dhiilood Warsame oo xiligii Cabdilahi Yusuf ahaan jirey Wasiirkii Wax barashada. Xubnahan ayaa iyagu u hunguri doontay maadama aysan wax xilal ah ka hayn meelna xiligan,maha markii ugu horeysey oo ay koox ka soo jeeda deeganaka SSC ay Hargeysa ama Garowe isku shubaan si ay xilal ama xogaa ka soo dhex qaadaan.

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Si xun wax u sheeg sixir ka daran...!! the words to ceeb

Postby sheekh-Farax-zero » Sun Jan 16, 2011 5:52 am

Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland.

Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud, oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha Dhulbahante ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind.

Weftigan oo watay laba gaadhi oo tikniko ah iyo gaadhi landcruser ah iyo xaajiyad ayaa maanta abaaro 01:00 soo gaadhan magaalada Burco, iyaga oo u dhaafay dhinaca caasimadda Somaliland.

Mar ay isku dayday in shabakada wararka ee ramaas ay ka hesho xogo dheeraad ah iyo sawiro weftigaas, haddana uma ay suuro gelin, waxaanay weftigaasi ka gaabsadeen in ay wax war ahka bixiyaan soo goosashadooda.

Si kastaba ha ahaatee arrintan waa mid ay la socdeen maamulka soomaaliland, oo goob kasta oo ay marayaan ahaa mid la socda oo ay is arkayeen Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmadaba

Ramaasnews Desk

Burco

Wasiirka waxbarashada PL waa ciise riyooole :lol: :lol:

Ninkaa ay sheegayaan waa Hassan Dhiilood wagii A/yusuf ayuu PL ka goostay :lol: :lol:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Si xun wax u sheeg sixir ka daran...!! the words to ceeb

Postby FBISOMALIA » Sun Jan 16, 2011 7:38 am

Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland.

Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud, oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha Dhulbahante ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind.

Weftigan oo watay laba gaadhi oo tikniko ah iyo gaadhi landcruser ah iyo xaajiyad ayaa maanta abaaro 01:00 soo gaadhan magaalada Burco, iyaga oo u dhaafay dhinaca caasimadda Somaliland.

Mar ay isku dayday in shabakada wararka ee ramaas ay ka hesho xogo dheeraad ah iyo sawiro weftigaas, haddana uma ay suuro gelin, waxaanay weftigaasi ka gaabsadeen in ay wax war ahka bixiyaan soo goosashadooda.

Si kastaba ha ahaatee arrintan waa mid ay la socdeen maamulka soomaaliland, oo goob kasta oo ay marayaan ahaa mid la socda oo ay is arkayeen Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmadaba

Ramaasnews Desk

Burco
Wasiirka waxbarashada PL waa ciise riyooole :lol: :lol:

Ninkaa ay sheegayaan waa Hassan Dhiilood wagii A/yusuf ayuu PL ka goostay :lol: :lol:

sxb wa reer sheegto :lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests