Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Postby FBISOMALIA » Sun Jan 16, 2011 8:30 am

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Kulankaani oo ahaa mid looga hadlayay xaaladda amaan ee magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug islamarkaana ay yeesheen Mas’uiuliyiinta gobolka iyo Saraakiisha ciidamada amaanka ee Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Xarunta gobolka Woqooyi ee magaalada Gaalkacyo.

Kulankaan ayaa Mas’uuliyiintii iyo laamaha amaanka iyo Maamulka Puntland waxaa ay diiradda ku saareen sidii wax looga qaban lahaa falalka amaan dari ee kusoo kordhay dhinaca Woqooyi ee maagalad Gaalkacyo, iyadoo falkii ugu dambeeyay Haweenkii xalay ahaa lagu dhaawacay dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

Masuuliyiinta gobolka ayaa sheegay in ay aad ugu xunyihiin falalka amni daro ee ku soo kordhaya gobolka Mudug, waxaana madasha kulanka ka hadlay gudoomiyaha Puntland ee gobolka Mudug Axmed Cali Salaad Faarax isagoo ku dheeraaday ka hadalka amni darida ka jirta Puntland.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay cambaareynayaan falalka lagu waxyeeleynayo dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan, waxaana uu ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada in ay la shaqeeyaan laamaha amaanka si looga hortago dadka falalka amaan darida ka geysanaya gudaha Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolk Mudug.

Masuuliyiinta Maamulka Puntland ayaa dhowr jeer ku cel celiyay in ay wax ka qabanayaan falalka amni daro ee ka jira deegaanada Puntland hase ahaatee waxaa wali falal amnin daro ah laga dareemayaa deegaanadaasi.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests