Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

faroole won puntland president election again ...!!!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

faroole won puntland president election again ...!!!

Postby FBISOMALIA » Sun Jan 23, 2011 12:50 pm

Image
Dowlada uu Hormuudka ka yahey Madx. Faroole oo shacbiyadeedu kor u kacdey iyo Madaxweynaha oo Shacabka u mahad celiyey

Garowe(Puntlandi.com) Hadii maanta ay ahaan laheyd maalin doorasho Puntland waxaa xaqiiq ah in Madaxweyne Faroole iyo Xukuumadiisu ay si buuxda ugu guuleysan lahaayeen afarsanoo hor leh, Maalmihii lasoo dhaafey ayaa kalsoonida ay shacabku ku qabaan Dowlda ay gaartey meel sare, waxey gaartey meel aysan waligeed Gaarin, Waana markii ugu horeysey taariikhda Puntland uu madaxweyne Kalsooni intaas le’eg uu ka helo shacabka.


Shacab weynaha Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafey gudaha iyo dibadaba waxey muujiyeen taageerada ay u hayaan Xukuumada ay hormuudka u yihiin Madaxweyne Faroole iyo Cabdisamad Cali shire.

Madaxweyne Faroole iyo Golihiisa Wasiirada ayaa maalin cad go’aan adag ka gaarey Xukuumada Kumeel Gaarka ah oo ay u arkeen iney carqalad ku tahey jiritaanka Puntland, go’aankaan ayaa wuxuu horseedey in Shacabka Puntland ayagoo isku duuban ay isgarabtaagaan Dowladooda, Waxaa kaloo Xamaasada shacabka kiciyey Hadalkii kasoo yeerey Ra’iisalwasaare farmaajo oo Shacabka Puntland u arkeen inuu ahaa mid uu ku degdegey, meelka dhacna ku ah shacabweynaha Puntland.

Dadka indha indheeya Siyaasada Soomaaliya waxey isku raceen in Mr. Farmaajo uu ku deg degey ka jawaabida Go’aanka Puntland Gaartey,

Qaar kale waxey yiraahdeen “Maba aheyn inuu isagu jawaab ka bixiyo, sababtoo ah Waxyaabaha dhexyaal Puntland iyo TFG ee ay isku hayaan waa kuwo ka horeyey isaga,oo laga yabo inuusan waxba ka ogeyn”.

Warbaahinta Puntlandi.com oo ah mid kamida warbaahinada isku xira shacweynaha Puntland ayaa maalmihi lasoo dhaafey waxaa soo gaarey ugu yaraan 50 baaq oo kakala yimid jaaliyada Puntland ee Yurub,Carabaha, USA, Canada, Malaysiya, Afrika iyo Austaralia baaqyadaas ayaa jaaliyaduhu iyagoo isku duuban waxey muujiyeen iney garabtaagan yihiin Xukuumada, ayna ku raacsanyihiin go’aanka ay gaareen.

Dhinaca kale Wariyayaasha Puntlandi.com ee gudaha Wadanka ayaa iyana dhinacooda waxay indhohooda ku arkayeen Shacuubta shacabka gudaha iyo Mudaharaadyadii lagu taageerey Dowlada.

Madaxweyne Cabdirahmaan Faroole ayaa jamcadii markuu kasoo laabtey safar gaaban oo uu Jabuuti ku tagey wuxuu sigaara ugu Mahad celieyey Shacabka Puntland Gudaha iyo Dibadaba sidii Geesinimada aheyd ee ay shacuubtooda u muujiyeen. (halkaan ka dhageyso)

Dhamaan Baaqyadii ay jaaliyaduhu soo direen oo ay ku taageerayeen Dowlada waa Gareen Madaxtooyada Garowe.

Puntlandi.com

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests