Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retreats

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retreats

Postby Somalian_Boqor » Mon Feb 07, 2011 11:01 am

At least eight people have been slain and 25 others hurt in clashes between the military forces of the breakaway republic of Somaliland and local armed clan militias that erupted in northern Somalia early Monday morning, witnesses and officials said.


Aqil Abdullahi Hassan, a local elder, said that Somaliland forces attacked the village of Kalshale, about 21 kilometers north of the Buuhoodle district in the Sool region, an area claimed by both Somaliland and Puntland.

“It is 4 p.m. local time, the clashes are still continuing as a lot of Somaliland troops deployed in Kalshale village,” Hassan said.

Heavy weapons and the crackling of machine gunfire, which the two warring sides had been using, could be heard in villages that lie on the vicinity of Kalshale area.

What has caused the clashes is still unknown, but local militias are against the presence of Somaliland forces in the area as they claim to be part of Puntland state.

Sources close to Somaliland military forces said that at least four of its soldiers were killed during the confrontations.

Speaking to the Somaliland parliament, Ahmed Mohamoud Silanyo, the president of the Somaliland administration, talked about the clashes in the Buuhoodle district.

Silanyo said military forces in the area will be evacuated from Kalshale, a pastoral area.

Officials in Somalia’s semi-autonomous province of Puntland said they are not involved in the confrontations in Sool region, according to Puntland-run radio Garowe



Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/a ... z1DI0a4c8M

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby Somalian_Boqor » Mon Feb 07, 2011 11:04 am

Somalia: Fierce clashes erupt between Somaliland troops and local clans
7 Feb 7, 2011 - 4:42:51 AM



Fierce fighting erupted Monday morning in northern Somalia after troops from the separatist region of Somaliland attacked local clans in Buhodle area, Radio Garowe reports.

At least 10 people were killed and 25 others wounded during Monday’s clashes, which were continued as of print time (4pm local time Monday).

Sources said Somaliland troops attacked local clan militias from three areas, but were repulsed. Heavy weapons including artillery were used in the fighting, which was concentrated around Kalshale village, a hotspot of fighting in recent months.

Some reports said at least 13 Somaliland soldiers were captured alive and one vehicle burned by the local clan militias. Local sources said the fighters are Dhulbahante clan militias, who are part of Harti clan confederacy that rules Puntland.

Officials in Puntland government said Puntland is not involved in the fighting.

Somaliland's separatist government, dominated by Isaaq clan, claims Sool and Sanaag regions on the basis of colonial-era boundaries, but local clans say they want to be part of Puntland state to the west, with whom they share Harti clan ties.

Located in northwestern Somalia, Somaliland unilaterally declared independence from the rest of the country in 1991. Puntland, located in northeastern Somalia, is stable and wants to remain part of a federal Somalia.

GAROWE ONLINE




More

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby Babygirl- » Mon Feb 07, 2011 11:18 am

ululululululululululululululululu

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby quark » Mon Feb 07, 2011 11:57 am

:up:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby Babygirl- » Mon Feb 07, 2011 12:40 pm

Qarannews (somaliland) reporting Ciidanki Qaranka Somaliland oo Dheegta Dhiiga loo daray!.. :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby Somalian_Boqor » Mon Feb 07, 2011 1:12 pm

Latest Update:

Dagaalkii Kalshaale oo Istaagey iyo Gurmadyo Badan oo Qulqulaya...


Xaalada degaanka Kalsaale ee duleedka magaalada Buhoodle ayaa galabta degan, waxaana la sheegayaa inay kooxaha dagaalamaya ay wali degaanadii ay ku dagaalameen kala fadhiyaan.

Waxaa wali sii xoogeysanaya qasaaraha dagaaladaasi sababaeen iyadoo la sheegey inay marba marka ka dambeysa uu qasaaruhu sii xoogeysanayo, waxaana la sheegayaa in qasaaraha dhimashada iyo dhaawacuba sii badanayaan.

Magaalada Buhoodle waxaa dhaawucu guud ahaan noqonayaa 25 askari oo dhinaca reer buhoodle ah, waxaana dhimashadu mareya 10. Waxaana ali la sheegayaa in xilligan oo habeenimo ah dhaawacyo kale soo gaaraan cusbitaalka Buhoodle.

Dhanka kale dhinaca somaliland ayaa la sheegayaa inuu dhaawacoodu marayo in ka badan 45 askari, halka la sheegey inuu dhimashaduna ay caga cageyneyso in ka badan 35 askari oo kale kuwaas oo qaarkood dhaawac ahaan u geeriyoodeen.

Ma jiraan cid ka tirsan waxgaradka degaanadaasi oo isku hawlay inay dagaaladaasi joojiyaan, waxaana dagaalku iskiis isu taagey abaaraha 6:00 maqribnimo ee caawa isagoo bilaabmay abaara saaka 6:00 subaxnimo.

Degaankii saaka dagaaladu ka socdeen ayaa la sheegey inay labada dhinac dib uga gurteen, waxaana la sheegaya inay ciidamada labada dhinac si toos ah isugu muuqdaan isla markaasna laga dagaalo kale halkaasi ka dhacaan saacadaha soo socada.

Ugu dambeyntii waxaa degaanada dagaalku dhacay ee degaanka Kalshaale ay halkaasi gaarayaan gurmadyo ka kala socda labada dhinac waxaana laga cabsi qabaa in kooxaha dagaalamayaa mar kale bari fooda degaankaasi isu daraan.

Cadnaan Axmed Warsame
Buhoodle-Gedo News

http://www.gedonet.com/index.php?news=5873

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby EastAfrica » Mon Feb 07, 2011 1:18 pm

VIVA SSC, LONG LIVE SSC :som: :som: :som: :up: :up: :up:

HANOOLATO SSC :som: :som: :som: :up: :up: :up:

GUUSHA YAA LEH, SSC :som: :som: :som: :up: :up: :up:

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby EastAfrica » Mon Feb 07, 2011 2:05 pm


Ciidmada Qaranka Oo Dhegta Dhiiga Loo Daray Iyo Cadami Iyo Taani Oo Been Ka Sheegay Dagaalkaasi


Written by Qaran news
Feb 07, 2011 at 11:09 AM
Hargiesa,(Qaran news) Dhirbaaxadii ugu weynayd ee soo gaadha ciidamada qaranka ee ku sugnaa aaga Kalshaale ayaa saaka ku habsatay ciidmadaasi iyada oo ciidamada soo weeraray ciidanka qaranka oo ku hubaysnaa hubabka noocyadooda kala gadisan oo laga keenay maamul goboleedka Somaliya ee Puntland, ayaa saaka ciidanka qaranka lagaga soo weeraray sadex jiho oo kala gadisan kuwaasi oo ciidanka oo iska baraad laa huwiyay sadex weerar oo ay adeegsanyeen hub aad u faro badan oo waaweyn. Dhirbaaxdani ku dhacday ciidanka qaranka ayaa taliyah ciidanku uu ku sheegay in ciidankiisa laga dilay Afar askari, sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa sheegay, inay iyagu guulaysteen isla markaasina aanu wax khasaare ahi aanu soo gaadhin ciidnaka qaranka, oo uu ku nuux nuuxsaday in aan hal askari laga dilin, hase ahaatee waxa shabakada qaran news loo xaqiijiyay oo aanu soo ogaanay in ciidanka qaranka laga dilay sideed askari dhaawacuna uu gaadhaayo 30, xubnood, sidoo kale waxa la noo xaqiijiyay in ciidanka qaranka laga qabsaday tiro aad u yar oo maxaabiis ah oo ay ku jiraan laba askari oo dhaawac ah oo midkood ka soo jeedo gobolka Saaxil, ma jiraan wax baabuur ah oo maanta laga qabsaday ciidanka qaranka sida la noo xaqiijiyay, hase ahaatee waxa jira baabuur tikniko ah oo dhaawac uu soo gaadhay kaasi oo ay ciidanka qaranku soo jiiteen markii ay dagaaladu istaageen. Ilaa galabta waxa gobolada galbeedka laga daabulaayay ciidamo iyo saanad iyo hubabka noocyadooda kala gadisan iyada oo aaga Sheekh laga dhaqaajiyay ciidankii ugu laxaadka badnaa laguna xoojinaayo ciidanka Kalshaale oo ciidamada soo weeraray ayna aad uga dheerayn xaga ay fadhiisinka ka dhigteen, dhirbaaxadan maanta gaadhay ciidanka qaranku waxa ay noqon doontaa mid ay cashar ku qaataan.

Ciidankan ka tirsan ciidmada qaranka ayaa goobtaasi saaka lagy soo weeraray u joogay kala dhex galka laba beelood oo deegaankaasi hore ugu dagaalamay,ciidanku marna ma'ay filanynin in weerar noocan ah lagu soo qaadi doono iyaga oo goobtaasi loo geeyay in ay soo celiyaan kala danbayntii iyo nabadgalyadii hore aagaasi uga jiri jirttay.

Dhanka kale waxa jira jidgoyn ay maanta ay dhalinyaro hubaysani ay ku qaadeen baabuur ay lahaayeen ciidanka qaranka iyaga oo maraaya aaga Gambadhe, halkaasi wax khasaare ahi labada dhinac midkoodna ma soo gaadhin dhalinyradiina way yaacday markii la is rasaaseeyay.

Sida ay doontaba ha ahaatee khasaarahan maanta soo gaadhay ciidanka qaranka waxa khasaaraha ka yimid dusha u ridan doona taliyaha ciidanka qaranka Nuux Taani oo aan marnba ka sii diyaar garoobin ciidanka iyo hubka laxaadaleh ee ka imanaayay baryahanba maamul gobleedka Putland ee soo gaadhaayay magaalada Buuhoodle, kuwaasi oo la sheegaayo in ciidamada sirdoonku ay baryahnba ay ku wargalinayeen xukumada siiba gashaandhiga, sidii looga diyaar garoobi lahaa hubkaasi faraha badan ee gobolka soo galaaya ee ka imnaaya xaga Puntland, Mr Nuux Taani ayaa ah shaqsiga labaad ee ugu awooda badan wasaarada gashaandhiga marka laga reebo wasiirka gashaandhiga oo aan wax khibrad ah u lahayn arimaha gaashaandhiga iyo difaaca toona, isga oo xiligii jagadaasi loo magacaabayna sheegay in aanu waligii xabad ridin, hase ahaatee uu shaqadiisa uu gudan doono, hase ahaatee dadweynaha reer Somaliland ayaa aad maanta uga cadhooday weeraradani soo noq noqonaaya iyada oo ay xukumada ku dhaliilayaan in ayna talaabo cad ka qaadan ciidamadan qaranka ee maalin walba la soo weeraraayo. :lol: :lol:

La soco warar faah faahsan oo ku saabsan arimahaasi iyo wararka dagaaladani oo aanu sii dayn doono magacyada maxaabiista la haysto, anaga oo helnay magacyada qaar waxa aanu ku guda jirnaa dhamaystirkooda iyo xaga ay ka soo kala jeedaan.

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby Somalian_Boqor » Mon Feb 07, 2011 2:10 pm

Warlord Siilaanyo suffers worst humiliation heaviest fighting since 20 years in Northern Somalia :clap:

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Isaaq Clan Militia Karbashed In Kalshale, Sillanyo Retre

Postby EastAfrica » Mon Feb 07, 2011 2:11 pm

Warlord Siilaanyo suffers worst humiliation heaviest fighting since 20 years in Northern Somalia :clap:

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :sland: :sland: :sland: :sland: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down: :down:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests