xidhiidhiyaha sedexda gole ee ssc cali maraykan(waa lawadayaa inta ay taako ku jiran dhulka dhagayso waraysiga)
idhiidhiyaha sedexda gole ee ssc cali maraykan oo ku sugan magaalada gaalkacayo
ayaan ka waraysanay ciidamada ku sugan tukaraq
iyo sidoo kale xaalada deeganada kalshaale,
waxaana uu sheegay inay ciidamadaasi puntland u socon laascaanod ee dadka shacabkaa lagu
qancinayo.waxaana sidoo kale way diinay hadii kalshaale la aaso ma lajoojinayaa dagaalka
waxaana uu yiri wadanku kalshaale uun maaha ee inta ay ku sugan yihiin deeganad ssc,
waaa wadaynaa halganka mana joojinayno bulshadana waxaan u soo jeedinaynaa inay
dantooda ka tashadaan waana salaamayaa dhamaan,
http://www.boocame.com/?p=11207



