Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gen Ilkajiir meets maakhiri elders in Badhan

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Gen Ilkajiir meets maakhiri elders in Badhan

Postby damu » Sun Mar 06, 2011 5:27 pm

Sunday, 06 March 2011 15:44
Badhan:: Waxaa maanta magaalada Badhan ee Gobolka sanaag ka furmay shir looga hadlyay arimaha Gobolka

waxaana shirkaasi kasoo qayb galay wafdi uu hogaamiyay wasiirka arimaha gudaha iyo horumarinta Reer miyiga puntland C/lahi Axmed Jamac ilka jiir iyo wasiirkii hore ee gaashindhiga DKMG ee somaliya C/raxmaan maxamud cali Bayr iyo xildhibaan kamida baarlamanka kana soo qabtay xil wasiirnimo DKMG Ee Somaliya C/raxmaan jamac Cabdale sidoo kale waxaa kasoo qayb galay isimi ,nabdoono ,ganacasto jaaliyadaha ustareliye ingriiska maraykanka


Image
ODAYAASHA SHIRKA KA SOO QAYBGALAY



Shirkan oo looga hadlayay arimaha Gobolka iyo sidii Gobolka loogu samayn lahaa Maamul mid gobol iyo mid degmaba waxaan laysla soo qaaday sidii deegaanka looga joojinlahaa dhuxusha iyo in losoo jeesto sidii horumarka Gobolka looga qayb qaadan lahaa iyadoo sidoo kalena ay sheegeen Gobolka losoo jeesto.


Image
ABSHIR SICIID SALAAX CALI SALAAX XAMARI IYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA DABAYLA QOR

ugu horayn waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiya Gobolka sanaag Maxamud siciid nuur dabayl isagoo shirka albaabada u furay kadibna ku wareejiyay wasiirka arimaha Gudaha puntland C/laahi Axmed jama ilka jiir isagoo wasiirku uu ku dheeraaday shirkan uu la qaadanayo isimada iyo ganacsata iyo jaaliyada Gobolka waxaana uu sheegay in maanta ay tahay maalin wayn iyadoo laysugu yimi maanta manadaqada waxana uu sidoo kale sheegay in loo baahan yahay in maanta lays wada arko.


Image
MAXAMED C/LAAHI BOOTAAN IYO ABSHIR SICIID SALAX

Sidoo kale waxa uu wasir ku daay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo amaanka iyo kala danbaynta mandaqada waxaana loo baahan yahay in la ilaaliyo jaarnimada layskana ilaaliyo colaada maadaama Gobolada dariska ay ka aloolsan tahay colaad waxaan loo baahan yahay inaad ka shaqaysaan nabada.

waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay Xildhibaan C/raxmaan jamac cabdale isagoo sheegay in maanta loo tafa xayto sidii Gobolka loo hor marin lahaa maamula loogu samayn lahaa waxaan uu sheegay isagoo ka hadlaya dhanka dawalda Kumeel gaarka ee somaliya isagoo sheegayn in maanta anay joogin dhanka dawlada kumeel gaarka ah laakin laga hadlayo dhanka kale oo ku saabsan horumarka Gobolka.


Image
WAXGARADKII OO AAD U DHUUXAYA HADALKII WEFDIGA

waxaa sidoo kale dhanka halkaasi ka hadlay nabadoona oo uu kamid yahay Nabadoon C/laahi cabdi ibraahin iisagoo sheegay in loo baahan yahay in mamul loosamyeeyo madaama maanta laysugu yimi mandaqada waan in aan loo kala kicin ee loo tafa xayto, sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay dhanka ganacasatada Cali ceelaayo iyo cunbul farax bile oo labaduba ay sheegaan in loo baahan yahay in maamulku uu ka shaqeeyo Dhisitaanka Gobolka iyo kan degmada shacabkuna la shaqeeyi iyo odayaasha deegaanka waxaan ay sidoo kale sheegaan in loo baahan yahay in l ahor mariyo gobolka iyadoo ay ku nuux nuuxsadeen in aan la ilaawin maamulka iyo kala danbaynta ka jirta mandaqada sanaag iyo in dawladu ay usoo jeesato.

shirkan oo ahaa mid lays waydaarsanayay ahaana kii ugu horeeyay oo gogasha lagu furayay ama u ahaa furitaan, waxaan uu ahaan doonaa mid sii socda oo aan ku eekaan kan maanta la galay isagoo laysi sii waydaarsan doono su.aalo iyo jawaabo maamulka iyo isimada iyo bulshada.


Image
ODAYADII SHIRKA KA SOO QAYBGALAY OO WARBIXINTA DHAGAYSANAYA

Sidoo kale waxaa uu wasiirku maalintii shalay la kulmay haweenka Gobolka isagoo kula shiray xarunata haayada Horn relief iyadoo ay shirka soo qaban qaabisay Lataliyaha wasaarada Arimaha qoyska oo matalaysa wasaradaasi Faaduma Jamac Jibriil.

Kulankaaasi oo looga hadlayay sidii ay haweenku uga qayb qaadan lahaayeen konsolka golaha deegaanka iyo sidii ay uga qayb noqon lahaayeen maamulka puntland waxaan ay haweenkii halkaasi kasoo qayb galay ay sheegeen in haweenku ay yihiin lafdhanarta bulshada waxaan ay sido kale sheegtay faaduma jamac jibriil oo wakiil uga ah wasarada haweenka iyo qoyska in dumarka ay yihiin muhiim loona baahan yahay in laga qayb galiyo maamulka la dhisi doono,iyadoo ay sheegatay i dumarku ay kusoo bixi doonaan aqoontooda.


Image
GENERAL ILKA JIIR OO XOG KA DHAGAYSANAYA ODAYADA GOBOLKA

isku soo wada duuboo waxaa magaalada Badhan ee Gbolka sanaag ka socda kulamo ay la yeelanayaan wafdiga uu hogaamiyo wasiirka arimaha Gudaha Puntland C/laahi Axmed Jamac ilka jiir iyadoo kulamadaasi ay yihiin kuwo ku qotoma sidii maamul degmo loogu samayn lahaa degmooyinka Gobolka sanaag.


Image
NABADOON C/LAAHI CABDI IBRAAHIM OO SAXAAFADA U SHEEGAYA QODOBADII SHIRKA KA SOO BAXAY

:up: :up: :up:

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Gen Ilkajiir meets maakhiri elders in Badhan

Postby quark » Sun Mar 06, 2011 5:41 pm

:up:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Gen Ilkajiir meets maakhiri elders in Badhan

Postby FBISOMALIA » Sun Mar 06, 2011 5:51 pm

warsanglee always part of puntland we proud from them not like baharsamii Traitors :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 6 guests