Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

”hadii aad wax qabsan weydaan cidna cirka idiinka timaado wa

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

”hadii aad wax qabsan weydaan cidna cirka idiinka timaado wa

Postby garoweboy » Tue Mar 15, 2011 2:39 pm

Gaalkacyo:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee dawlada Puntland Dr.Cali Cabdullaahi Warsame ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay u istaagaan hormarinta dalkooda islamarkaasna ay ka qeybqaataan howlaha baaxada leh ee ay dawlada Puntland ku raadinayso dib usoo celinta bilicdii dalka oo ay kujirto kaabista goobaha qabta adeegyada Bulshada ee Muhiimka oo ay Caafimaadku ugu horeeyaan,waxaana uu Wasiirku sheegey in dawlada oo awoodeeda taageero ee dhankasta ay koobnaan karto owgeed shacabka looga baahanyahay inay hormarka dalka ka qeybqaataan.

Dr.Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegey in loo baahanyahay in dadka dibada & Dalka gudihiisaba kusugan looga baahanyahay inay u istaagaan in naftooda ay wax u qabtaan oo ay si mutadawacnimo ah ay u qabtaan shaqooyin dalka lagu hormarinayo oo ay u horeeyaan hagaajinta Kaabayaasha Muhiimka u ah Bulshada,wuxuuna sheegey in markii waxkasta ay dadku bilowdaan ay taageero ka heli karaan Dawlada & Hay’adaha Caalamiga ah.

“Waxaa la’idiinka baahanyahay inaad u istaagaantaan hormarinta dalkiina,Inta badan Shaqooyin mahaysaan,Muqaaxiyadaad Shaah la fadhidaan oo ka sheekaynaysaan Siyaasad kuligeen,Taasi maahan wax idiin cuntami kara,Waxaa loo baahanyahay inaad idinku waxqabadka bilowdaan,laakiinse hadii aad wax qabsan weydaan cidna inta cirka Idiinka timaado wax idiin qabanmayso taas marna hasugina,laakiin markii aad wax qabsataan baad dalkana wax u qaban kartaan la’idiina taageeri karaa”Ayuu yiri Wasiirka oo la hadlayey Boqolaal shacabka Beesha Bursalaax ah oo uu shir balaaran kula qaatan isla gudaha Beeshaas oo uu shalay (Isniintii) Kormeer shaqo ku tagay.

Dhinaca kale Wasiirka Caafimaadka ee dawlada Puntland wuxuu ku celceliyey in barnaamijyo Iskaa Waxqabso ah loo baahanyahay in dalka laga bilaabo islamarkaasna ay dadku iscaawiyaan,wuxuuna baaq gaar ah u diray Qurbajoogta reer Puntland ee Caalamka daafihiisa kusugan in ay usoo jeestaan sidii ay u taageeri lahaayeen dadka gudaha ayna u caawin lahaayeen.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland

Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: ”hadii aad wax qabsan weydaan cidna cirka idiinka timaad

Postby Pwani » Tue Mar 15, 2011 2:53 pm

:up: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests