Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

pmac puntland mine team visit europe

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

pmac puntland mine team visit europe

Postby FBISOMALIA » Fri Mar 18, 2011 8:48 pm

Image

Jaaliyada Puntland ee wadankan Switzerland ayaa Hotelka Warwick ee ku yaala faras Magaalaha Ganeva ee xarunta labaad ee wadanka Switzerland, waxa ay xalay kulan casho sharaf iyo soo dhoweyn isugu jara ugu sameeyeen Agaasimaha Hay’adaha Miino-baarista Puntland marka magaceed la soo gaabiyo loo yaqaan (Pmac), Mudane Cabdirisaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) oo isaga dhowaan soo gaaray wadanka Switzerland.

Kulankaan Casho sharfta ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ay ka koobantahay Jaaliyada Puntland oo uu horkacayay Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee wadanka Switzerland Mr. Axmed Jaamac.

Kulankaani ayaa waxa ka dhex muuqday siyaasiin caan ah, sida Safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta qaramada Midoobey ee Magaalada Ganeva Ambsaddor Yuusuf Ismaaciil Bari Bari iyo Mudane Maxamed Aadan.

Hadaba Kulanka Furitaankiisa ayaa waxaa hadalka qaatay Luul Maxamed Digriyoow oo iyadu gacan wey ka geysatay qabsoomida kulankaan iyadoo Agaasime Cabdirisaaq Khaatumo ku soo dhoweesay wadanka Switzerland iyo in uu warbixin ka siiyo bulshada reer Puntland ee ku dhaqan wadankan Switzerland xaaladihii ugu danbeeyay ee wadanka.

Agaasimaha hay’ada Miino Baarista Puntland Mr. Cabdirisaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) oo hadalka qaatay ayaa ugu horeyntii u Mahad celiyay dhamaan dadkii ka soo qeyb galay xafladaasi, sidoo kale waxa uu ku dheeraaday in uu ka warbixiyo xaaladihiisa ugu danbeeyay ee ka jiray deegaanada Puntland dhinaca Nolosha iyo weliba Amaanka.

Mr. Khaatumo ayaa waxa uu amaan balaaran u soo jeediyay madaxda Dowlada iyo Ciidamada Amaanka ee ku guuleestay in ay si dhab ah ugu hortagaan falalka amni daro.

Agaasimuhu, waxa uu ka codsaday dhamaan jaaliyadaha Puntland ee qurbaha ku nool in sida ugu dhaqsiyaha badan loo gargaaro dadka ay abaaruhu wax yeeleyeen ee ku nool guud ahaan Deegaanada Puntland.

Waxa uu sidoo kale ka codsaday shacabka ku nool deegaanada Puntland in ay ka feejignaadaan dhamaan walxaha qarxa ee lagu arko deegaano ka tirsan Puntland, hadii ay arkaana ay sida ugu dhaqsiyada badan ula soo xiriiraan Hay’dadooda PMAC ama ciidanka Amaanka.

Cabdirisaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) ayaa dhowaan soo gaaray magaalada Ganeva ee wadankan Switzerland, waxa uuna ka qeyb galay shir caalami ah oo ay si wadajir ah ay u soo wada qaban qaabiyeen Hay’ada Qaramada Midoobey u qaablisnan dhanka Miinada iyo Hay’da GICHD. Shirkaasi oo ay ka soo qeyb galeen Dowlada fara badan oo caalamka ka socday waxaana loogu hadlay sidoo loogu hortegi lahaa dhibaatooyinka ay qaar ka mid ah Bulshada caalamka ku hayaan walxaha qarxa oo ay miinada ka mid tahay.

Ugu danbeyntii kulankan ayaa waxa uu ku soo dhamaaday jawi aad u degan.

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: pmac puntland mine team visit europe

Postby Goljano Lion » Fri Mar 18, 2011 9:45 pm

Luul Maxamed Digriyoow :lol: :lol: :lol: no comment


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests