Page 1 of 1
Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo bari imaanya
Posted: Thu Mar 24, 2011 8:19 am
by FBISOMALIA
Adis ababa(Pi)Waftigii uu horkacayey Madaxweyne faroole oo baryahaanba booqasho sahqo dalka uga maqnaa ayaa bari kusoo laabanaya Dalka, Madaxweynaha iyo waftiga weheliya oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Dalka Itoobiya ayaa bari imaanaya Garowe.
Madaxweynaha iyo Waftiga la socda ayaa bishii hore dhamaadkeedii u safray dalka Talyaaniga iyagoo tan iyo xiligaas dalka ka maqnaa.
Warar kale oo aan rasmi aheyn ayaa noo sheegey in Madaxweynaha iyo wafti kale ay u kicitimi doonaan dalka Kenya isniinta ka dib markey yimaadaan Garowe.
Puntlandi.com
wlc back MR.president

Re: Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo bari imaany
Posted: Thu Mar 24, 2011 12:30 pm
by tightrope
NOW THAT FUTOOLE IS BACK, HE SHOULD TRY TO DO SOMETHING ABOUT GALKACYO ASAP!
Re: Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo bari imaany
Posted: Thu Mar 24, 2011 1:38 pm
by abdalla11
Blame Reer Galkacyo for what goes on in Gaalkacyo, not Faroole. The guy is smart enough to know that some want to sabotage him
Re: Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo bari imaany
Posted: Thu Mar 24, 2011 2:37 pm
by quark
NOW THAT FUTOOLE IS BACK, HE SHOULD TRY TO DO SOMETHING ABOUT GALKACYO ASAP!
even if you dont like the job the pres is doing, watch how you address him
the man has a name.
shit like that is expected from others but not puntlanders
Re: Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo bari imaany
Posted: Thu Mar 24, 2011 6:34 pm
by FBISOMALIA
NOW THAT FUTOOLE IS BACK, HE SHOULD TRY TO DO SOMETHING ABOUT GALKACYO ASAP!
even if you dont like the job the pres is doing, watch how you address him
the man has a name.
shit like that is expected from others but not puntlanders
man they are kids give them space

Re: Waftigii uu horkacayey Madaxweyne Faroole oo bari imaany
Posted: Thu Mar 24, 2011 7:12 pm
by quark