Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaaday

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaaday

Postby FBISOMALIA » Mon Mar 28, 2011 9:23 pm

Image

Galkacyo(Puntlandi.com);- Taliska Policka Puntland ayaa isbadal ku sameeyay hogaanka Bilayska Gobolka Mudug waxaa sida warar hordhaca sheegayaan xilkii laga qaaday taliyaha Policka Gobolka Mudug Adan Nuur Qaal.

Saraakiil katirsan laamaha amaanka ayaa Wakaalada wararka Puntlandi.com ugu xogwaramay in xilkii laga qaaday taliyihii Policka Gobolka Mudug Adan Nuur Qaal waxaana ay sheegen in lagu badalay C/rashiid Cadceed Dhaylo’aad.

Warkan si rasmiya looma shaacin balse saraakiil lagu kalsoonaan karo ayaa u cadeeyay wakaalada wararka Puntlandi.com waxaana ay intaa ku dareen in mudooyinkii udanbeeyay hawshan soo socotay.

Sarkaalka la sheegay in xilka loo dhiibay ayaa muda dhawrjeer ah xilkan loomagacaabay waxaana looga qaaday sida la sheegay xilgudasha la’aan iyadoo haatan Gobolka marayo meelxasaasiyana loo dhiibay.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaa

Postby FBISOMALIA » Mon Mar 28, 2011 9:24 pm

War Deg Deg Ah. C/rashiid Cadceed Dhaylo’aad Oo Sheegay In Loomagacaabay Xilka Taliska Qaybta Policka Gobolka Mudug.

Galkacyo(Puntlandi.com);- C/rashiid Cadceed Dhaylo’aad ayaa sheegay in si rasmiya loogu magacaabay xika taliska Qaybta policka Gobolka Mudug.

Taliyaha ayaa goordhawayd oo cawa warfidiyeenada Gobolka Mudug u sheegay in xilka iyo agabkii taliska qaybta lagu wareejiyay.

Waxaa uu sheegay in waxqabad uu laimaandoono intii uu awoodo waxaana uu ka gaabsaday in uu faahfaahin kabixyo sababta kadanbaysay xil kaqaadista taliyihii hore iyo ujeedada loogu soo celiyay xilkan oo horay looga qaaday.

G/Dhexe Adan Nuur Qaal taliyihii hore oo dhinaciisa saxaafada laxiriirtay ayaa ka gaabsaday in faahfahin uu ka bixiyo isbadalka lagu sameeyay.

lixdii bilood ee u danbaysay waxaa ay dowlada puntland gobolka mudug laamahiisa amaanka ay ka samaysay isku badal aan saamayn dhab ah bulshada ku dhaxyeelaan
Xilka taliska qaybta ayaa haatan loo magaacabay cabdirashiid cadceed dhaylo’aad oo laba jeer oo hore xilkan soo qabtay hadaba waxaa in badan oo bulshada kamid ah ay aad u hadal hayaan saraakiishaan xilka lagu soo celcelinayo ujeedada ay Dowladu ka leedahay isku bedalka saraakiil shaqaynaysay.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaa

Postby FBISOMALIA » Mon Mar 28, 2011 9:27 pm

C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan Oo Soo Dhaweeyay Isbadalka Lagu Sameeyay Hogaanka Taliska Qaybta Policka Gobolka Mudug.

Galkacyo(Puntlandi.com);- Duqa degmada Galkacyo C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo xilka cusub ee loo magacaabay Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug .


Godomiyaha ayaa sheegay in wadashaqayn joogtaa layeelandoono horayna ula shaqaynjiray sarkaalkan iyo saraakiishii xilkan soo qabtay.

Waxaa uu sheegay in taliska qaybta kamidyahay goobaha ugu shaqadabadan ee Gobolka loona baahanyahay in aad looga taxadaro.

C/raxmaan ayaa salaan iyo shaqo gudasho wanaagsan ujeediyay sarkaalka xusub ee xilkan loo soo magacaabay.

Amethyst
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1664
Joined: Sun Feb 08, 2009 10:12 pm
Location: Viva La Punt!

Re: Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaa

Postby Amethyst » Thu Mar 31, 2011 4:41 pm

Hands down one of the most dangerous positions in all of Puntland. Aadan Nuur Qaal at least 7 times ayaa la sigay in the past year or so. The last time was just 2 months ago. Though, I welcome the change, it does very little for situation on the ground. If anything its a counterproductive move. Best of wishes to C/rashiid Cadceed Dhaylo’aad! May he stay stay safe & accomplish a lot! :som:

User avatar
gemini_snake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1938
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
Location: staging an intervention @ liban ashkirs house

Re: Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaa

Postby gemini_snake » Thu Mar 31, 2011 4:55 pm

:|

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaa

Postby Xamud. » Fri Apr 01, 2011 7:39 am

These guys are all corrupt idiots, they have both been sacked twice or more, yet someone,somewhere still thinks they are fit to be in charge of the security in Gaalkacyo. How are people gonna takes these guys serious?

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug Oo Xilkii Laga Qaa

Postby damu » Fri Apr 01, 2011 1:00 pm

These guys are all corrupt idiots, they have both been sacked twice or more, yet someone,somewhere still thinks they are fit to be in charge of the security in Gaalkacyo. How are people gonna takes these guys serious?
maybe its time to bring back c\risaaq afguduud..he at least kept the town peaceful under his watch!!

Image


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 1 guest