
old - new
Gaalkacyo (RBC Radio):- Duqii hore ee degmada Gaalkacyo Mudane C/raxmaan Maxamuud Xaaji Xasan ayaa xilka ku wareejiyay Mas’uulka cusub ee loo soo magacaabay Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo kan Gobolka Mudug Mudane Maxamuud C/raxmaan Cuuke.
Munaasabad balaaran oo ka dhacdey xarunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa xilkii maamulka degmada Gaalkacyo waxaa lagu wareejiyay Gudoomiyaha cusub ee gobolka Mudug waxaana xilkaasi wareejiyay Duqii hore ee degmada Gaalkacyo Mudane C/raxmaan Maxamuud oo labadii sano ee la soo dhaafey ahaa Duqa Degmada
sixiixay in uu marqaati ka ahaa xilwareejinta

puntland Ministry of Labor Workers

puntland Wasiirka Cadaalada & Garsoorka Puntland

Wasiirka Caafimaadka Puntland




