Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

puntland police start to collect weapons inside galgacio

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

puntland police start to collect weapons inside galgacio

Postby FBISOMALIA » Wed May 04, 2011 11:29 pm

Booliska gobolka Mudug oo ka codsaday shacabka magaalada Gaalkacyo inay soo diiwaan galiyaan hubka

Saraakiisha amaanka ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay xaaladda amaan ee magaalada Gaalkacyo oo ay dhowaan ka dhaceen falal amni daro ah oo loogu geystay magaalada Gaalkacyo qaar ka mid ah waxgaradka magaalada, masuuliyiinta dowladda,iyo goobaha lagu cibaadaysto ee masaajidda.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Gaashanle Dhexe Cabdirashiid Cadceed Gelle oo waraysi gaar ah siiyay Horseed Media ayaa sheegay in amaanka magaalada Gaalkacyo ay tahay mid si weyn u wanaagsanaysa tan iyo markii dhowaan maamulka goboka Mudug uu ku soo rogay bandow islamarkaana la bilaabay howlgalo habeenkii ay ciidamada amaanka ay ka sameeynayaan magaalada Gaalkacyo.waaana uu sheegay in magaalada Gaalkacyo ay wali ka wadaan dhameynta dhibaatadii dhowaan ku dhexmartay magaalada Gaalkacyo lawa beelood oo walaallo ah.

Arimaha bandowga ee dhowaan maamulka gobolka Mudug ku soo rogay magaalada Gaalkacyo ayuu sheegay taliyaha in waqtiga uu bilaabanayay bandowga ay dib u dhigeen ilaa iyo hal saac ka dib markii sida uu tilmaamay shacabka ay ugu daneeyeen inay ku tukadaan saalada Cisho goobaha masaajidda.

Cabdirashiid Cadceed Gelle ayaa dhinca kalle sheegay in gudiga nabadgalyada gobolka Mudug uu soo saaray go’aamo lagu farayo shacabka magaalada oo uu sheegay inay u badanyihiin dad hubaysan inay hubkooda soo diiwaan galiyaan iyadoona dowladda aysiinayso taysaro iyo nidaam waafaqsan sharciga hubka.

Taliyaha ayaa sheegay inay shacabka hubkooda u soo qaadan magaalada islamarkaana ay dhigtaan guryaha,waxaana dhinca kalle uu xusay dadka aan isa soo diiwaan galin inay baaritaano ku sameyn doonaan guryahooda.

Si kastaba dhowaan ayaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay dad caan ka ah gobolka Mudug kuwaasi oo isugu jiray masuuliyiin iyo nabadoono,waxaana arimahan ay ku soo beegmayaan xilli dowladda Puntland ay ka wado qorshe wax looga qabanayo amaanka magaalada Gaalkacyo


Horseed Media

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: puntland police start to collect weapons inside galgacio

Postby Xamud. » Thu May 05, 2011 8:33 am

:up: This is a very good step :up: well done the new mamuul of Mudug, they seem to be taking their jobs very serious.

User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: puntland police start to collect weapons inside galgacio

Postby jamols2 » Thu May 05, 2011 2:06 pm

:up: This is a very good step :up: well done the new mamuul of Mudug, they seem to be taking their jobs very serious.
i like this new mamul too :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests