Wasiirkii hore ee duulista hawada iyo garoomada Puntland, hadana ah abaan-duulaha ciidanka beesha dhulbahante, ayaa si carro leh uga jawaabey hadalkii kasoo yeerey, xoghayaha warfaafinta Kooxda SSC Xaglada Toosiye ee ku aadanaa guul-ka sheegashadii dagaalkii ka dhacey Tukaraq,
Wasiirka ayaa Waxa uu hseegya inay wax laga xumaado tahay in qof Masuul ah uu iska sheegto waxa uu san qaban wasiirka ayaa masuuliyad daro ku tilmaamay hadalka ka soo yeedhay xogayhah Warfaafinta ee SSC. kaas oo ku adanaa dagaalkii ka dhacay tukaraqa
Wasiirku waxaa uu intaasi raaciyay iney tahay masuuliyadnimo xumo aad u daran arintaasi, ayna ka abaal-dhacayaan ciidamadii ka dagaalamayay aagaasi. Waa wax aad looga xumaado in nin iska jooga qurbe uu Hotel ku jira inuu iska sheegto wuxuusan Ahayn ayuu yidhi Ahmed kaarshe Mar uu wareysi siinayey warbaainta Maxaliga ah ee ka Howlga Gudaha Puntland.
Tuulada Tukaraq ayaa waxaa jooga ciidamo uu hogaamiyo Ahmed kaarshe kaas oo ah nin kasoo jeeda Gobolka Sool ee hatan Gacanta ugu jira Somaliland sidoo kale Ahmed Kaarshe ayaa ah Nin siweyn u diidan mabdaba Kooxda SSC Waa sida u uhadaka u Dhige Ahem KAarshe
Ugu danbeyntii Axmed Cilmi Cismaan Axmed karaash ayaa sheegey in deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ay soo gaadheen wafuud ka socota Puntland,u jeedada socdaalkooda ayuu ku sheegey wadahadal iyo indho-indheyn ay kusameeyeen meelihii dagaalku uu ka dhacey, waxaana uu intaasi ku darey, iney ka wada-hadleen wafuudaasi adkeynta ammniga iyo sidoo kale difaaca Puntland.




