London (Puntlandi.com) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya H.E. Mudane Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Qoyskisa waxey tacsi gaarsiinayaa shacabka Puntland guud ahaan iyo qoyskii uu ka geeriyoodey Allaha u Naxariistee Gen. Nuur-Salaad Muuse Cali oo ku geeriyooday magaalada Boosaaso taariikhdu marka ay ahayd 10 July 2011, wuxuuna Illaahey uga baryayaa naxariis iyo denbi dhaaf. Wuxuu kale oo tacsidan mid la mid ah gaarsiinayaa Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Aamiin….. Aamiin
Xafiiska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya




