Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

IOM Findland oo mashruuc caafimaad ka bilowday Puntland

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

IOM Findland oo mashruuc caafimaad ka bilowday Puntland

Postby FBISOMALIA » Wed Jul 20, 2011 6:27 pm

Image
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka qayb qaadanaya Kulanka

Garoowe: (pp)- Munaasabad lagu soo bandhigayo mashruuc Caafimaad oo ay waddo hay’adda IOM -kana socota wadanka Finland ayaa maanta gelinkii danbe lagu soo bandhigay xarrunta Rugsan Square ee magaalada Garoowe ,waxaana mashruucaasi qayb ka ah wasaaradda Caafimaadka Dowlada Puntland.

Kulankaani waxaa kasoo qayb galay Masuul ka kala socota Wasaaradda Caafimaadka ,W/qarshaynta , Hay’adda Caafimaadka aduunka ee WHO iyo Masuuliyiin ka socota UNPD iyadoona intiisa badan kulankaasi looga hadlayay qaabka uu mashruucaani caafimaadka uga shaqayn karo deegaanada Puntland ,waxaana inta uu socday kulankaani ka dhex muuqday dhaqatiir caafimaad oo soomaali ah kana socotey dalka finland.

C/qaadir oo ah masuulka u jooga hay’adda IOM magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay kulankaani waxa uu ku saabsan yahay ,isagoona ku tilmaamay inuu yahay mid kor loogu qaadayo caafimaadka Puntland ,wuxuuna intaasi ku daray inay jiraan dhaqatiir caafimaad oo soomaali ah kana howl gali doona deegaanada Puntland ” Mashruucani waa mid ka hirgali doona Puntland iyo Somaliya waxaana kor loogu qaadaya caafimaadka” ayuu yiri .

Fadhigaani oo intiisa badan ay ka hadleen Masuuliyiinta ka socotay Hay’adda IOM ayaa sheegay inuu mashruucaani ku saabsan yahay arrimaha caafimaadka isla markasna laga hirgalin doona Degaanada Puntland balse ay jiri doonan mashruucyo kale laga hirgelin doona Puntland .

Gabo gabada kulankaani oo looga hadlayay Mashruuca caafimaad oo laga hirgalin doono Puntland ayaa waxaa soo xiray wasiirka caafimaadka Dowlada Puntland Dr Cali C/laahi Warsame oo sheegay inuu aad ugu farax san yahay howshaani ay qabanayaan Masuuliyiinta IOM ,isagoona ugu danbayntiina ugu baaqay Masuuliyiin ka socotay Finland inay Puntland usoo diraan dhaqatiir caafimaad oo ka qayb qaadata dawaynta dadka xanuunsan ee Puntland.

Waa markii ugu horaysay Hay’adda IOM ay Mashruuc ku saabsan arrimaha caafimaadka ay ka hir-galiso degaanada Puntland ,iyadoona mashruucaani hadii uu hirgalo uu noqonayo mid wax wayn ka badalo sidii loola dagaalami lahaa cudurada ku dhaca dadka

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: IOM Findland oo mashruuc caafimaad ka bilowday Puntland

Postby quark » Wed Jul 20, 2011 7:20 pm

:up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests