Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Warbaahinta Puntland oo Tababar ugu soo Xirmay PDRC Garowe

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Warbaahinta Puntland oo Tababar ugu soo Xirmay PDRC Garowe

Postby FBISOMALIA » Thu Jul 21, 2011 6:22 pm

Garowe ( RBC Radio ) : Tababarkan oo soconayey mudo laba Maalmood ah ayaa waxaa uu ka socday Hoolka Shirka ee Hay,ada Horumarinta iyo Cilmi Baarista ee puntland ee (PDRC ),waxaana ka soo Qaybgalay Xubno ka socday Baarlamaanka Puntland ,Masuuliyiinta PDRC ,Madaxda Punsaa ,Xubnaha Gudiga Hogaaminta ,

Waxaana loo Qabtay 40 Wariye oo ka kala yimi Xarumaha Warbaahinta ee Gobolada Puntland ka jira sida : TV yada ,Idaacaddaha ,Website yada & Joornaalada ka soo Baxa Deegaankaaas,

Tababarka ayaa waxaa soo Qabanqaabisay Hay,ada PDRC oo Kaashanaysa Hay,ada ay Bahwadaagta La Tahay ee InterPeace,

Burhaan Axmed Daahir Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ah Xoghayaha MAP ayaa ugu Horay la Hadlay suxufiyiinta Tababarkani u soo Dhamaday waxaana uu kulaDardaarmay in ay Laba laabaan shaada adage e ay u hayaan Bulshada Dhagaysata,Daawata .akhrisata Warfidiyeenada puntland,

Suxufiyiinta ayaa Mudada uu socday Tababarku ku Baranayey Democracay yada iyo waxaa ay Tahay,

Maxamed C/rashiid oo ku Hadlayey Magaca ka Qaybgalayaasha kana mida Howlwadeenadda RBC Radio ayaa sheegay in wariyaashu Faaiideysteen Macluumaad Fara Badan oo la xiriira ee Democracy yada “ Democracyada wixii hore aan uga aaminsanayn iyo waxaan u Baranay waxaa u Dhaxeeya Fari wayn oo la Taaban karo”

Maxamed ayaa ugu Baaqay ka qaybgalayaasha in ay u Faaiideeyaan Saaxiibada ay uga yimaadeen Goobihii Shaqada Democracyaduna ay ka Bilaabato Goobaha Shaqada ee Warbaahineed,

Axmed Jaamac oo ah Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ( Sharciyada ) ee Golaha Wakiilada puntland iminkana Gudoomiye kuxigeen ka ah Gudiga Hogaaminta ee Ka shaqaynaya Barnaamijka Democracyada ee ay ku Howlantahay Hay,ada Cilmibaarista iyo Horumarinta ee puntland ayaa xiritaanka Tababarka Hadal kooban u jeediyey Ka Qayb galayaasha waxaana uu yiri Barnaamijkan waa wax Hada ku cusub Dadka Reer Puntland Gudi ahaan waxaanu Bilownay Howlaha Baahinta iyo Barista Bulshana Tababaro iyo Shirar ayaanu Bilownay ,

Warbaahinta ayaanu Siinay Mudnaanta Kowaad ee Tababarada si ay ugu Baahiyaan Bulshada Barnaamijkan oo ay ka Haystaan Figrad wax ku ool ah,

Axmed Jaamac ayaa kula Dardaarmay in ay u Hagar Baxaan Bulshada ay u adeegaan wariyaashu, “ Bulshada Bara wixii aad Halka ka Barateen iyo wixii aad Hore u Taqaaniin,,

Hay,ada Cilmi Baarista iyo Horumarinta Puntland ee PDRC ayaa ku Howlan sidii ay ugala shaayn lahayd Dowlada Puntland Baahinta Arrimaha la xiriira Dimoraadyada iyadoo Dhawaan la Magacaabay Gudiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 15 guests