Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

W.Dhalinyarada & Cayaaraha Pland Gaalkacyo Lagu Soo Dhoweeya

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

W.Dhalinyarada & Cayaaraha Pland Gaalkacyo Lagu Soo Dhoweeya

Postby FBISOMALIA » Fri Jul 22, 2011 5:10 pm

Image

Gaalkacyo (RBC Radio):- Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Mudane C/weli Xirsi Cabdulle (Indhaguran) ayaa gelinkii dambe ee maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Wasiirka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ku soo dhoweeyay Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Mudug, Waxgarad, Aqoonyahan, Dhalinyaro leh gabdho iyo wiilal iyo Dhalinyarada kooxaha kubada cagta Gaalkacyo.

Mudane C/weli Indhaguran ayaa ka soo kicitamay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaasi oo uu ku tagey safar shaqo oo qaatey maalmo kooban, waxaana uu maanta gelinkii dambe dib ugu soo laabtey deegaanada Puntland isagoo ka soo degay Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo.

Wasiirka ayaa markii uu soo dagey waxaa uu salaan sharafeed soo dhoweyni kularan tahay uu ka qaatey dhamaan xubnihii soo dhoweynayey ee isugu jiray dadweyne iyo Mas’uuliyiinta gobolka Mudug wuxuuna halkaasi ka jeediyay hadal kooban oo mahad celin u badan.

Mudane C/weli waxaa uu si gaar ah uga mahad celiyay soo dhoweynta qiimaha badan ee loo sameeyay imaatinkiisa, wuxuuna Mas’uuliyiinta iyo dadweynaha gobolka Mudug uu usheegay ujeedada safarkii uu ku tagey dalka Kenya, isagoo sheegay in horumarka deegaanada Puntland shir looga hadlayo in uu kaga qeybgalay dalka Kenya, shirkaasi oo uu sheegay in ay ka soo baxeen waxyaabo horumar u ah shacabka iyo deegaanada Puntland.

Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Cayaaraha dowladda Puntland Mudane C/weli Xirsi Cabdulle (Indhaguran) ayaa imaatinkiisii kadib waxaa loo galbiyey Aqalka uu magaalada Gaalkacyo ka degan yahay, wuxuuna Wasiirku balan qaadey inta uu Gaalkacyo joogayo in uu la kulmi doono dhalinyarada gobolka Mudug iyo dadweynaha qeybihiisa kala duwan oo uu yiri waxan kala sheekeysan doonaa horumarka gobolka.

RBC Radio.

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: W.Dhalinyarada & Cayaaraha Pland Gaalkacyo Lagu Soo Dhow

Postby CismanMaxamud1 » Fri Jul 22, 2011 5:28 pm

:som: :up:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: W.Dhalinyarada & Cayaaraha Pland Gaalkacyo Lagu Soo Dhow

Postby FBISOMALIA » Fri Jul 22, 2011 5:38 pm

:som: :up:
:som: :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests