Ohio

Moderator: Moderators





picturesXaflad lagu xusayey sanad guradii 13 tobnaad ee kasoo wareegtay dhismihii Puntland oo ka dhacday London
Xaflad si weyn loosoo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada rer puntland ee uk ayaa xalay waxaa ay ka dhacday galbeedka london xafladaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay dad weyne aad u farabadan ku waas oo isaga kala yimid dhamaan dalka uk magaalooyinkiisa oo dhan sidoo kale iyo madax kala duwan Xafladaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay madax ka tirsan puntland iyo kuwo horey madax uga soo ahaan jirey dowlada puntland dadkii kasoo qeyb galayna waxaa ka mid ahaa madaxweynihii hore ee soomaaliya abdullaahi yuusuf oo dhanka talefoonka uga qeyb qaatay waxaa kaloo magaalada garoowe khadka taleefoonka uga qeyb qaatay marwo caashe gelle diireye oo ah wasiirka wasaarada qoyska iyo arimaha haweenka , xafladaan ayaa waxaa kalo kasoo qeyb galay marti sharaf aad u badan oo ay ka mid ahaayeen wakiilka puntland ee uk wasiiro ku xigeeno ka tirsan puntland Madaxweynihii hore ee soomaaliya ahna madaxweynihii ugu horeeyey ee puntland abdullaahi yuusuf axmed ayaa waxaa uu xalay u jeediyey jaaliyadda rer puntland khud bad aad u dheer oo uu kula hadlaayo dhamaan rer puntland asagoo hadlayana waxaa uu yiri
Dhamaan dadka rer puntlanoow waxaan marka hore ini leeyaha illaashada nabada iyo baraaraha aad ku jirtaan marka xigtana waxaan ini leeyaha wixii la ini ku yaqaanay oo aheyd raadinta soomaaliweyn ha ka daalinina oo soo dhaweeya soomaali maanta idinkaa u maqan ee cid kale ha ku halay nina , Waxaa kaloo xalay halkaas wacdara ka muujiyey fanaanin rer puntland u badna oo ay ka mid ahaa yeen maxamuud cali xaafuun amoore cali xassan warsame cali puntland iyo waliba fanaanada rer puntland ee fartuun cumar oo xalay kasoo qeyb gashay xafladaan ka dhacday galbeedka London si kastaba ha ahaatee waa xafladii ugu horeysay ee lagu xusaayo sanad guuradii sedex iyo tobnaad ee kazoo wareegtay markii la aas aasay puntland xafladaan oo la qaban jirey bisha ogosto ayaa loo soo hor mariyey ramadanka daraadiis
Cabbdiraxmaan guushaa abdi
RBC LONDON UK



thanks. if only you were like this all the time.From your neighbours/SSC Daraawiishland: : Reer Puntland Happy 13th Anniversary![]()
![]()
![]()
![]()
![]()

Gemini abbayo don’t be a sore loser and take the congrats from the sister.thanks. if only you were like this all the time.From your neighbours/SSC Daraawiishland: : Reer Puntland Happy 13th Anniversary![]()
![]()
![]()
![]()
![]()


I am like this all the times, Although, I have problem with Warlord Faroole and his supporters, who are always anti-SSC/Daraawiishland and call Dhulbahante People terrorists.thanks. if only you were like this all the time.From your neighbors/SSC Daraawiishland: : Reer Puntland Happy 13th Anniversary![]()
![]()
![]()
![]()
![]()

Xaliimo Farax, I am a brother, even though there is conflict between SSC Leadership and Puntland leadership, I think there is no conflict between SSC People and Puntland people. so Congratulations to Puntland people on their 13th Anniversary
Gemini abbayo don’t be a sore loser and take the congrats from the sister.

Sorry walaalXaliimo Farax, I am a brother, even though there is conflict between SSC Leadership and Puntland leadership, I think there is no conflict between SSC People and Puntland. so Congratulations to Puntland people on their 13th Anniversary
Gemini abbayo don’t be a sore loser and take the congrats from the sister.

sore loser?Gemini abbayo don’t be a sore loser and take the congrats from the sister.thanks. if only you were like this all the time.From your neighbours/SSC Daraawiishland: : Reer Puntland Happy 13th Anniversary![]()
![]()
![]()
![]()
![]()


I love love Ahmed Rasta, is he Majerteen?post all the posters/info in this topic.
Ohio

Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests