Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shir ay isugu Yimaadeen Beesha Dishiishe deegmada Waaciye

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Shir ay isugu Yimaadeen Beesha Dishiishe deegmada Waaciye

Postby damu » Tue Jul 26, 2011 3:16 pm

Waxa Beesha reer Boqor ee Dishiishe maalmahan uga socday degmada Waaciyeshir wadatashi kaasoo ay beeshu kaga tashanaysay horumarka beesha, nabad gelyada, siyaasada iyo deris wanaaga. ugu damayntii waxay beeshu soo saartay bayaan kan.

Bayaankaan, ayaa waxaa ku cad qodobo aad muhiim ah; kuwaas oo ah:

Beeshu waxa ay caddaynaysaa inay taageersan tahay dowlada Puntland diyaarna u tahay inay la shaqayso marwalba.

Waxay beesha reer boqor ku baaqaysaa maadaama aynu nahay dad muslima ah in guud ahaan dalka soomaaliya gaar ahaana Dowlad goboleedka puntland lagu dhaqo shareecada islaamka.

Waxay beeshu ku baaqaysa in la joojiyo colaada dhextaala dadka walaalaha ah guud ahaan soomaliya gaar ahaan puntland ;wixii beelaha dhexyalana lagu xaliyo isfahan.laysna walaalaysto.

Sidoo kale beeshu waxa ay diyaar u tahay in ay ka qayb qaadato heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dhibtu ka dhexeeyso.

Beeshu waxa ay soo dhowaynaysaa dhamaan heshiisyada dhinacyada is haya ee ka socda deegaanada puntland.

Waxay beeshu sidoo kale ku baaqaysaa in ay ka hesho dowlada puntland xaqa ay ku leedahay dhinaca siyaasadda.

Beeshu waxa ay ku baaqaysaa in dhamaan wadanka laga mamnuuco maan dooriyayaasha si loo badbaadiyo jiilasha soo kacaya.

Beeshu waxa ay ku baaqaysaa in la iska kaashado ciribtirka burcad badeeda aafeysay badaha.

Beeshu waxa ay ku baaqaysaa in la joojiyo xaalufinta dhulka, sida gubida dhirta iwm

Beeshu waxay ku baaqaysaa deris wanaag in ay kula noolaato beelaha ay ood wadaaga yihiin.

ugu damayntii waxay beeshu ilaahay uga baryeeysaa dadka soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaana dadka reer puntland inuu dhibta iyo abaarta ka saaro una soo celiyo haybadii iyo sharafti ay lahaayeen. quluubtoodana isu soo jeediyo. aamiin aamiin aamiin insha allaah.

waxaa Baaqaan ku saxiixan dadka kala ah :

1- Caaqil: Cismaan ismaaciil Barre
2- Maxamed Cumar C/Raxmaan
3- Isxaaq Axmed Xassan
4- Maxamed Saleebaan
5- Qaasim C/Salaan Yuusuf
6- C/Ladiif Yuusuf Barre
7-C /Laahi Cali Cumar
8- Khaliif Xaaji Ismaaciil
9- C/salaam mire saalax
10- C/llaahi Max’ud Aadan
11- Jaamac Yaasiin Jaamac
12- Maxamuud Saleebaan Maxamuud
13- Sahal c/Salaan Yuusuf
14- Khaliif Maxamed Xassan
15- Cali Warsame Xirsi
16- Cumar Maxamuud Cali
17- Askar Xaaji Cartan
18- Barre Maxamuud Siciid
19- C/Nuur Maxamud Cumar
20- Mahdi Cumar c/Raxmaan
21- Abokor Maxamed Cumar
22- Cabdiraxmaan c/Llaahi Ismaaciil
23- C/Shakuur Maxamed Siciid
24- Axmed Xassan Barre
25- C/Risaaq Ibraahim Cali

Image

Image

Image

Image

Image

Image

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Shir ay isugu Yimaadeen Beesha Dishiishe deegmada Waaci

Postby garoweboy » Tue Jul 26, 2011 3:41 pm

Besha Dishiishe :up:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Shir ay isugu Yimaadeen Beesha Dishiishe deegmada Waaci

Postby FBISOMALIA » Tue Jul 26, 2011 3:58 pm

puntland :up:

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Shir ay isugu Yimaadeen Beesha Dishiishe deegmada Waaci

Postby quark » Tue Jul 26, 2011 7:46 pm

Besha Dishiishe :up:
:up: :up:

User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Shir ay isugu Yimaadeen Beesha Dishiishe deegmada Waaci

Postby CismanMaxamud1 » Wed Jul 27, 2011 5:12 am

Besha Dishiishe :up:
Image :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests